More Articles
Sabti, Maarso, 16, 2024 (HOL) - Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa bangiyada dalka ku wargaliyay in la xayiro lacagaha 16 shaqsiyaad iyo shirkado uu Maraykanka xayiraad kusoo rogey.
Warkii oo dhan
Jimco, Maarso, 15, 2024 (HOL) - Ugu yaraan saddex askari ayaa ku geeriyooday, tiro 27 kalena way ku dhaawacmeen weerarkii lagu qaaday hotel SYL ee magaalada Muqdisho, sida uu sheegay afhayeenka booliiska Soomaaliya.
Khamiis, Maarso, 14, 2024 (HOL) - Rag hubaysan ayaa ka dhex dagaalamaya gudaha Hotel SYL oo kaabiga ku haya madaxtooyada Soomaaliya, ka dib markii lagu weeraray labo qarax, ka dibna ay dabley hubaysan ay gudaha u galeen hotelka.
Arbaco, Maarso, 13, 2024 (HOL) - Hay’adda tayodhowrka Soomaaliyeed ayaa maanta dekeda Muqdisho kusoo bandhigtay todobo konteenar oo bur ah oo dhacay, kaasoo la doonayay in la geeyo suuqyada si dadka looga iibiyo.
Talaado, Maarso, 12, 2024 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay wax ay ku sheegtay shabakad caalami ah oo dhaqaale u uruuriya kooxda Al-Shabaab ee ka hawlgasha Soomaaliya.
Isniin, Maarso, 11, 2024 (HOL) - Mareykanka ayaa ballan qaaday in $100M uu ku bixinayo saldhigyo cusub oo militari, oo looga gol leeyahay in ciidanka Soomaaliya ay kala wareegaan ammaanka ciidanka ATMIS dhamaadka sanadka.