Axad, April, 28, 2024 (HOL) - Lix ka mid ah shaqaalaha Shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud ayaa ku geeriyooday qarax galabta lagula eegtay iyagoo la socday gaari marayay deegaanka Garasbaalley ee duleedka Muqdisho.
Warkii oo dhan
More Articles
Sabti, April, 27, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay horjoogayaal katirsan Alshabaab, kuwaas oo iskusoo dhiibay gacanta dowladda, iyagoo ka faa'idaysanayay cafis uu madaxweyne Xasan Sheikh u fidiyay qof kasta oo doonaya inuu si nabad ah ugu noolaado dalkiisa.
Jimco, April, 26, 2024 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay cunnadii ay siin jirtay ciidanka kumaandooska Danab, kadib markii ay soo shaac baxday musuq-maasuq ku saabsan iibsashada gargaarka cuntada iyo shidaalka ee lasiiyo ciidamada Danab.
Khamiis, April, 25, 2024 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay howlgal culus oo maanta oa dhacay dhulka howdka ah ee ku yaala deegaanka Tabar mooge oo qiyaas ahaan 28 KM dhanka Waqooyi kaga beegan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Arbaco, April, 24, 2024 (HOL) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday dowlad goboleedyada in aysan siyaasadeynin arrimaha midnimada, wadajirka, madax-bannaanida iyo gobnimada siyaasadeed ee dalka.
Talaado, April, 23, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku eedaysay in uu amray dilka aqoonyahan Cabdinaasir Muuse Dahable oo Xamar lagu dilay bishii February ee sannadkan.
Isniin, April, 22, 2024 (HOL) - Catriona Laing, Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa shaqada ka tagaysa bisha May 21, 2024, sida ay shaacisay Qaramada Midoobay.