Wararka Maanta

Uganda oo Wada hadal la fureysa Odayaasha Qabiilka Hawiyaha

Uganda oo Wada hadal la fureysa Odayaasha Qabiilka Hawiyaha

MAR 26, 2007

Isniin, March 26, 2007(HOL): Sarkaal u hadlay Ciidamada Dhulka Uganda oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa sheegay in a...

Warkii oo dhan »
Maxaa ka jira in Ciidamo ka soo goostay Dowladda Federaalka ay soo gaareen Qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan?

Maxaa ka jira in Ciidamo ka soo goostay Dowladda Federaalka ay soo gaareen Qeybo ka mid ah Gobolka Hiiraan?

MAR 26, 2007

Isniin, March 26, 2007(HOL): Wararka ka soo baxaya degmooyinka Buula-burte iyo Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in sacadihii ugu danbeeyay a...

Warkii oo dhan »
Dowlada Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay la hadleyso Odayaasha Beelaha Hawiye ee ka soo horjeeda

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay la hadleyso Odayaasha Beelaha Hawiye ee ka soo horjeeda

MAR 26, 2007

Isniin, March 26, 2007(HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma-dheere) ayaa shaaca ka qaaday i...

Warkii oo dhan »
Halkan ka daawo Sawirrada Diyaaraddii ku dhacday duleedka magaalada Muqdisho

Halkan ka daawo Sawirrada Diyaaraddii ku dhacday duleedka magaalada Muqdisho

MAR 25, 2007

Axad, March 25 2007(HOL):  Diyaarad xamuul ah oo ka duushay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa galabnimadii Jimcada ahayd ee aynu ka soo gudubnay...

Warkii oo dhan »
Dad badan oo maanta mar kale  ka qaxay magaalada Muqdisho

Dad badan oo maanta mar kale ka qaxay magaalada Muqdisho

MAR 25, 2007

Axad, March 25 2007(HOL):  Dadkii ugu badnaa ayaa maanta waxay ka qaxeen magaalada Muqdisho tan iyo markii ay bilowdeen dagaallada u dhaxeeya Dow...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo heshiis la gashay Ganacsade gacan saar la lahaa Maxkamadihii Islaamka

Dowladda Federaalka oo heshiis la gashay Ganacsade gacan saar la lahaa Maxkamadihii Islaamka

MAR 25, 2007

Sabti, March 24, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la heshiisay Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo gacan saar la lahaa maxkamadihii...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka digay  Khatar ka soo socota kooxo ka haray Maxkamadihii Islaamka

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka digay Khatar ka soo socota kooxo ka haray Maxkamadihii Islaamka

MAR 25, 2007

Axad, March 25, 2007(HOL): Maamulka gobalka Hiiraan ayaa markii ugu horesay tan iyo wixii ka danbeeyay markii laga itaal raanaaday Maxkamadihii Islaam...

Warkii oo dhan »
Shir ay Muqdisho ku yeesheen Odayaal ka socday Beesha Hawiye iyo Saraakiil Itoobiyaan ah oo lagu kala kacay

Shir ay Muqdisho ku yeesheen Odayaal ka socday Beesha Hawiye iyo Saraakiil Itoobiyaan ah oo lagu kala kacay

MAR 25, 2007

Axad, March 25, 2007(HOL): Shir ay shalay gelinkii dambe ku yeesheen magaalada Muqdisho Odayaal ka socday Beesha Hawiye iyo Saraakiil Itoobiyaan ah ay...

Warkii oo dhan »
Maamulka Puntland oo beeniyay in Ciidamo ka socda ay Muqdisho dhibaato ka geysanayaan

Maamulka Puntland oo beeniyay in Ciidamo ka socda ay Muqdisho dhibaato ka geysanayaan

MAR 25, 2007

Axad, March 25, 2007(HOL): Wasiirka Dowladaha Hoose ee Maamulka Puntland Cali Cabdi Awaare ayaa beeniyay Warar beryahan ka soo baxayay Odayaal ka soo ...

Warkii oo dhan »
Wasiirka ugu shaqada badan Xukuumadda Federaalka iyo Mas’uuliyiinta sare ee Dowladda oo khilaaf uu soo kala dhexgalay

Wasiirka ugu shaqada badan Xukuumadda Federaalka iyo Mas’uuliyiinta sare ee Dowladda oo khilaaf uu soo kala dhexgalay

MAR 25, 2007

Axad, March 25, 2007(HOL): Waxaa khilaaf uu soo kala dhexgalay  Mas’uuliyiinta sare ee Dowladda Federaalka iyo wasiirka la isku raacay in uu ya...

Warkii oo dhan »