Wararka Maanta
Xaafadihii ay dagaallada ka dhaceen ee magaalada Muqdisho oo bilaabay in ay uraan sabab la xiriirta meydad aan la duugin oo yaala
Isniin, April 02, 2007(HOL): Dagaalkii afarta maalmood ka socday xaafado ka mid ah Degmooyinka Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sababay dhimashada dad aa...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanada Beesha Hawiye oo kulan ku saabsan Dagaallada Muqdisho la qaatay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf
Isniin, April 02, 2007(HOL): Xildhibaanada Beesha Hawiye ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyagoo ka wada...
Warkii oo dhan »
BEESHA HAWIYE OO SHEEGTAY IN DHINACOODA AY QAATEEN XABAD JOOJIN UGA TIMID DHINACA CIIDAMADA ITOOBIYA.
Axad, 1, Apri. 2007 (HOL) Wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya Caasimada Muqdisho oo sadaxdii cisho ee la soo dhaafay Madaafiic culus laysku ...
Warkii oo dhan »
ISBITAALKA AL-XAYAAT OO AY LA WAREEGEEN CIIDAMO ITOOBIYAAN AH ISLAMARKAANA UU BUR BUR KA SOO GAARAY MADAAFIIC LAGU RIDAY.
Axad, 1, Apri. 2007 (HOL) Isbitaalka Al-Xayaat oo ka mid Isbitaalada ugu caasan Magaalada Muqdisho islamarkaana la dhigay Qaar ka mid Dadkii ku ...
Warkii oo dhan »
BAAQ AY SI WADAJIR AH U SOO SAAREEN JAALIYADDA HAWIYE EE DEGGAN CAASIMADDA CANADA EE OTTAWA
April 1, 2007 Annaagoo og in qabyaaladda iyo qabiil isku kala sooco uu yahay waxa ugu weyn ee hortaagan inuu hirgalo qaran Soomaaliyeed. Anna...
Warkii oo dhan »
DARUUFO ADAG OO LA SOO DARSAY DADKA MUQDISHO EE AAN AWOODA U HELIN IN AY KA BAXAAN GURYAHOODA.
Axad, 1, Apri. 2007 (HOL) Marka laga soo Maqalka Madaafiicda ka dhaceysa Qoryaha Taangiga iyo waliba BM ka oo lagu daray Hoobiyaha, ayaa d...
Warkii oo dhan »
MAGAALADA MUQDISHO OO SAAKAY ILAA XALAY MADAAFIICDII KA NASATAY WALOW WALI LA MAQLAYO RASAAS GOOS GOOS AH.
Axad, 1, Apri. 2007 (HOL) Magaalada Muqdisho wali ah caasimad Magan u noqotay dagaalo kuwii ugu cuslaa ee soo mara sanadihii aynu soo dhaa...
Warkii oo dhan »
CIIDAMO ITOOBIYAAN OO KU SII JEEDA MAGAALADA MUQDISHO OO KA GUDBAY GOBALKA HIIRAAN.
Sabti Mar 31, 2007 (HOL) Ciidamo ku beysan Gawaarida Dagaalka oo ay ka mid yihiin Taangiyo iyo qalabka Biim'emka ayaa ka Gudbay gobalka Hiiraan&...
Warkii oo dhan »
MAGAALADA MUQDISHO OO AY WALI KA SOCDAAN DAGAALO AAD U QARAAR OO FARAHA LOOGA GUBTAY.
Sabti, Mar 31, 2007 (HOL) Dagaalo aad u qaraar oo faraha looga gubtay islamarkaana ah kuwii ugu darnaa ee wayahan in la xasuusta soo mara c...
Warkii oo dhan »
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo wel wel ka muujiyay Dagaallada ka socda Muqdisho
Jimco, March 30, 2007(HOL): Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-moon ayaa walaac ka muujiyay xaaladda ay ku sugan tahay magaalada Muqdisho ...
Warkii oo dhan »