Wararka Maanta

Dagaal xooggan oo goor dhaweyd dib uga soo cusboonaaday Magaalada Muqdisho

Dagaal xooggan oo goor dhaweyd dib uga soo cusboonaaday Magaalada Muqdisho

MAR 22, 2007

Khamiis, March 22, 2007(HOL): Dagaal aad u xooggan oo madaafiicda noocyadooda kala duwan la isugu adeegsanayo ayaa goor dhaweyd waxaa uu ka qarxay xaa...

Warkii oo dhan »
Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegay cidda ay Dagaalka kula jiraan

Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegay cidda ay Dagaalka kula jiraan

MAR 22, 2007

Khamiis, March 22, 2007(HOL): Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Salaad Cali Jeelle oo maanta shir jaraa�...

Warkii oo dhan »
Wasiirkii ugu horeeyay oo ka tirsan Dowaldda Federaalka oo ku baaqay in la joojiyo Dagaallada Muqdisho ka socda

Wasiirkii ugu horeeyay oo ka tirsan Dowaldda Federaalka oo ku baaqay in la joojiyo Dagaallada Muqdisho ka socda

MAR 22, 2007

Khamiis, March 22, 2007(HOL): Wasiirka Garsoorka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Avv. Xasan Dhimbil Warsame oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaa...

Warkii oo dhan »
FIFA yey u aqoonsan tahay Madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta?

FIFA yey u aqoonsan tahay Madaxda Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta?

MAR 22, 2007

Khamiis, March 22, 2007(HOL): Xiririka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa bogga uu Internet-ka ku leeyahay waxaa lagu soo daabacay xubnaha ay FIFA u ...

Warkii oo dhan »
Dagaallo Goos Goos ah oo Muqdisho ka socda

Dagaallo Goos Goos ah oo Muqdisho ka socda

MAR 22, 2007

Khamiis, March 22, 2007(HOL): Iyadoo ay degan yihiin goobihii ay shalay dagaallada ka dhaceen ayaa hadana waxaa meelo ka mid ah Magaalada Muqdisho lag...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo si rasmi ah u magacaabay Guddiga Hoggaaminaya Shirka Dib u heshiisiinta

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo si rasmi ah u magacaabay Guddiga Hoggaaminaya Shirka Dib u heshiisiinta

MAR 22, 2007

Khamiis, March 22, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa si rasmi ah u magacaabay Guddiga hoggaamin doona ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in aysan waxba ka jirin in ay  dagaal kula jirto Beesha Hawiye

Dowladda Federaalka oo sheegtay in aysan waxba ka jirin in ay dagaal kula jirto Beesha Hawiye

MAR 22, 2007

Khamiis, March 22, 2007(HOL):  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay war ay shalay sii daayeen Oday dhaqameedyo iyo...

Warkii oo dhan »
Dadkii ugu badnaa oo maanta ka qaxay magaalada Muqdisho

Dadkii ugu badnaa oo maanta ka qaxay magaalada Muqdisho

MAR 22, 2007

Khamiis, March 22, 2007(HOL): Dadkii ugu badnaa ayaa maanta waxay ka qaxeen magaalada Muqdisho tan iyo markii ay bilowdeen dagaallada u dhaxeeya Dowla...

Warkii oo dhan »
Dab Khasaare ba’an u geysay Bakhaar Rinjiga lagu keydiyo oo ku taala Suuqa Bakaaraha

Dab Khasaare ba’an u geysay Bakhaar Rinjiga lagu keydiyo oo ku taala Suuqa Bakaaraha

MAR 21, 2007

Arbaco, March 21, 2007(HOL): Waxaa gebi ahaanba bas beelay oo wax laga ceymin waayay Bakhaar Rijniga noocyadiisa kala duwan lagu iibiyo oo ku yaala na...

Warkii oo dhan »
Maxaa ka jira in Dagaalka Muqdisho ka socda uu u dhaxeeyo Beesha Hawiye iyo Dowladda Federaalka?

Maxaa ka jira in Dagaalka Muqdisho ka socda uu u dhaxeeyo Beesha Hawiye iyo Dowladda Federaalka?

MAR 21, 2007

Arbaco, March 21, 2007(HOL): Iyadoo maanta dagaal aad u xooggan uu Muqdisho ku dhexmaray Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka iyo kuwo Itoobiyaan...

Warkii oo dhan »