Wararka Maanta
Ganacsatada Gobolka Banaadir oo ka cabanaya canshuur ay ku soo rogtay Dowladda Federaalka
Arbaco, March 28, 2007(HOL): Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa si weyn uga soo horjeestay canshuur ay dowladda Federaalka ku soo rogtay badeecooyinka ...
Warkii oo dhan »
Saldhigga Booliska Magaalada Beledweyne oo Bambo Gacmeed lagu weeraray
Talaado, March 27, 2007(HOL): Bamka lagu weeraray saldhiga Booliska magaalada B/weyn oo si weyn qaraxiisa looga maqlay gudaha m...
Warkii oo dhan »
Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan oo ka hadlay nooca heshiiska dhexmaray Dowladda Federaalka
Talaado, March 27, 2007(HOL): Ganacsade Abuukar Cumar Caddaan oo gacan saar la lahaa Maxkamadihii Islaamka ee mudada lixda bilood ah ka talinaya...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Dhaqanka Beesha Hawiye oo ugu baaqay Dowladda Federaalka in ay sii deyso maxaabiis u xiran
Talaado, March 27, 2007(HOL): Qaar ka mid ah Odayaasha Beesha Hawiye ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaali...
Warkii oo dhan »
Wadada isku xirta Muqdisho iyo Balcad oo maalintii labaad xiran
Talaado, March 27, 2007(HOL): Waxaa maalintii labaad xiran wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Degmada Balcad kadib markii maalintii shalay ahayd...
Warkii oo dhan »
Kismaayo oo xalay nin nabad-sugid ahaa lagu dilay
Talaado, March 27, 2007(HOL): Xaafadda Calanley ee Magaalada Kismaayo ayaa xalay lagu dilay nin ka tirsanaa Ciidamada Nabad-sugidda Dowladda Federaalk...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Hoggaamiye Kooxeedyadii Muqdisho oo kulan ku yeeshay Villa Somalia
Talaado, March 27, 2007(HOL): Shir ay albaabada u xiran yihiin ayaa maanta waxaa uu ku dhexmaray xarunta Villa Somalia Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axme...
Warkii oo dhan »
Ma Dayax Gacmeed baa Qalabka ku soo dhacay agagaarka Degmada Buula Burte?
DADKA KU DHAQAN GOBALKA HIIRAAN OO WAL WAL BADAN KA QABA QATARTA KA IMIN KARTA WAX LOO MALEEYAY DAYAX GACMEED OO KU SOO DHACAY MEEL KU DHAW DEGM...
Warkii oo dhan »
Saldhigga Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Ceel Carfiid oo la qarxiyay
Isniin, March 26, 2007(HOL): Saldhig ay Ciidamada Itoobiyaanka ku leeyihiin deegaanka Ceel Carfiid ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa maanta duhurrad...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Beesha Hawiye oo wareejiyay 18 Maxbuus oo laga qabtay Dowladda Federaalka
Isniin, March 26, 2007(HOL): Odayaasha Beesha Hawiye ayaa maanta wareejiyay 18 Maxbuus oo ka tirsan Ciidamada Dowladda federaalka, kuwaasi oo lagu qab...
Warkii oo dhan »