Wararka Maanta

Ciidamada Madaniga Xaafadda Baar Ubax oo xalay la weeraray

Ciidamada Madaniga Xaafadda Baar Ubax oo xalay la weeraray

MAR 17, 2007

Sabti, March 17, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa xalay waxay weerar u geysteen ciidamada Madaniga Xaafadda Baar Ubax ee Magaalada Muqdisho, iyadoo halk...

Warkii oo dhan »
Gabar Soomaaliyeed oo u sharaxan Baarlamaanka Finland

Gabar Soomaaliyeed oo u sharaxan Baarlamaanka Finland

MAR 17, 2007

Sabti, March 17, 2007(HOL): Zahra Cabdulle oo ah Hooyo Soomaaliyeed kuna nool wadanka Finland, kana mid aheyd muddo 12 sano xildhibaanada goloha deega...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in dad ka tirsan Maxkamadihii Islaamka uusan boos uga banaaneyn Shirka Dib u heshiisiinta

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in dad ka tirsan Maxkamadihii Islaamka uusan boos uga banaaneyn Shirka Dib u heshiisiinta

MAR 17, 2007

Sabti, March 17, 2007 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay in weerarkii Talaadadii aynu ka soo gudubnay lagu...

Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaaladda ay ku nool yihiin Dadka Magaalada Muqdisho?

Waa sidee Xaaladda ay ku nool yihiin Dadka Magaalada Muqdisho?

MAR 16, 2007

Jimco, March 16, 2007(HOL): Inkastoo magaalada Muqdisho la oran karo waa magaalo la qabsatay  is-bad badalka siyaasadeed hadana marka la eego wax...

Warkii oo dhan »
Qarax ay 8 ruux ku dhinteen oo maanta ka dhacay Degmada Afgooye

Qarax ay 8 ruux ku dhinteen oo maanta ka dhacay Degmada Afgooye

MAR 16, 2007

Jimco, March 16, 2007(HOL): Xaafad lagu magacaabo Mbagathi oo ku taalo bariga Degmada Afgooye ayaa saakay 10-kii barqonimo waxaa ka dhacay qarax aad u...

Warkii oo dhan »
Tacaddiga ay Saxafiyiinta Muqdisho kala kulmayaan Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo sii kordhaya

Tacaddiga ay Saxafiyiinta Muqdisho kala kulmayaan Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo sii kordhaya

MAR 15, 2007

Khamiis, March 15, 2007(HOL): Waxaa sii kordhaya Tacadiyada ay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya u geysanayaan saxafiyiinta ka howlgala ...

Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo muddo Bil ah u qabtay Xildhibaano Fadhiyada Baarlamaanka ka maqan

Baarlamaanka Soomaaliya oo muddo Bil ah u qabtay Xildhibaano Fadhiyada Baarlamaanka ka maqan

MAR 15, 2007

Khamiis, March 15, 2007(HOL): Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay xaruntooda KMG ah ee magaalada Baydhabo ayaa ...

Warkii oo dhan »
Guddiga Hoggaaminaya Shirka Dib-u-heshiisiinta ah ee ay  Dowladda Federaalka ku baaqday oo la soo bandhigay

Guddiga Hoggaaminaya Shirka Dib-u-heshiisiinta ah ee ay Dowladda Federaalka ku baaqday oo la soo bandhigay

MAR 15, 2007

Khamiis, March 15, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay waxay shaacisay Xubnaha hoggaamin doona shirka Dib u heshiisiinta ah ee ay ku...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Ghana oo Nasiib darro ku tilmaamay weerarradii loo geystay Ciidamada Midowga Afrika ee Muqdisho jooga

Madaxweynaha Ghana oo Nasiib darro ku tilmaamay weerarradii loo geystay Ciidamada Midowga Afrika ee Muqdisho jooga

MAR 15, 2007

Khamiis, March 15, 2007(HOL): Guddoomiyaha Xiligan ee Midowga Afrika, ahna Madaxweynaha Dalka Ghana Mr. John Kufuor ayaa mid nasiib darro ah ku tilmaa...

Warkii oo dhan »
Muqdisho oo Taleefoonnada Gacan-qaadka ah Gariir la saarto marka guryaha la baxayo

Muqdisho oo Taleefoonnada Gacan-qaadka ah Gariir la saarto marka guryaha la baxayo

MAR 15, 2007

Khamiis, March 15, 2007(HOL): Sida ay Cid kasta ka warqabto xaaladda ammaan ee magaalada Muqdisho beryahan ma wanaagsana, waxaana dib uga soo cusboona...

Warkii oo dhan »