Wararka Maanta
Maxamed Dheere oo Dadka Magaalada Jowhar meel fagaare ah kala hadlay
Isniin, January 01, 2007(HOL): Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo maanta garoonka Kubadda Cagta Jowhar kula hadlay dadweynaha magaaladaas oo sam...
Warkii oo dhan »
Col. C/risaaq Af-Gaduud oo sheegay in ay Mas’uuliyiintii Maxkamadaha Islaamka u baxsadeen dhinaca Raas-Kambooni, ayna ku raad-joogaan
Isniin, January 01, 2007(HOL): Abaanduulaha Ciidamada Dowladda Federaalka ee Jubbooyinka kula dagaalamay ciidamadii Maxkamadaha Islaamka Col. C/risaaq...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Gobolka Hiiraan u magacaabay maamul cusub
Isniin, January 01, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta maamul cusub waxaa uu u magacaabay Gobolk...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo Shacabka Muqdisho u qabtay in ay muddo 3 maalmood ah hubkooda ku wareejiyaan
Isniin, January 01, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan Magaa...
Warkii oo dhan »
Qaadashada Indho-shareerka oo maalmihii aynu soo dhaafnay muran weyn laga geliyay gudaha Gobolka Hiiraan
Isniin, January 01, 2007(HOL): Hadal heynta ugu weyn maalmihii aynu soo dhaafnay Gobalka Hiiraan waxaa ay aheyd sida laga yeelayo Xijaabka iyo Waliba&...
Warkii oo dhan »
Maxamed Qanyare oo beeniyay in uu Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaare Geedi ku sheegay wax-ma-tarayaal
Isniin, January 01, 2007(HOL): Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ah Hoggaamiye Kooxeedyadii ay Maxkamadaha Islaamka Muqdisho ka ceyrsadeen ba...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiintii Maxkamadaha Islaamka iyo Ciidamadoodii oo Kismaayo isaga baxay
Isniin, January 01, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in ay halkaas xalay saqdii dhexe isag...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo Ciidamada Maxkamadaha Islaamka iyo kuwo Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira ku dhexmaraya Deegaano ka tirsan Degmada Jilib
Axad, December 31, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in uu dagal aad u xooggan uu ka dhex ...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo shacabka Soomaaliyeed u sheegay in aysan Dowladda Federaalka u soo celin doonin Hoggaamiye Kooxeedyadii 16-ka
Axad, December 31, 2006(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Hotelka Glo...
Warkii oo dhan »
Degmada Jilib oo cabsi dagaal ay ka jirto
Axad, December 31, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in ay dadkii deganaa degmadaas ay bilaabee...
Warkii oo dhan »