Wararka Maanta
Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan gudaha Gobolka Hiiraan oo bilaabay in ay kormeeraan Xeryihii Mileteriga
Jimco, December 29, 2006(HOL): Kadib markii ay dhawaan la wareegeen maamulka Gobalka hiiraan Ciidamo ka tirsan dowlada federaalka iyo waliba Cut...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta Shirkadaha Duulimaadyada Soomaaliya oo Dowladda Federaalka ka codsaday in ay xayiraadda ka qaado
Jimco, December 29, 2006(HOL): Mas’uuliyiinta Shirkadaha Duulimaadyada Soomaaliya ayaa waxay ka codsadeen dowladda Federaalka Soomaaliyeed in ay xay...
Warkii oo dhan »
Maxamed Qanyare oo lix bilood kadib dib ugu laabtay fariisinkiisii Dayniile
Jimco, December 29, 2006(HOL): Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ah Hoggaamiye Kooxeedyadii ay Maxkamadaha Islaamka Muqdisho ka ceyrsadeen ay...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in uu is-cafiyo
Jimco, December 29, 2006(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa ka codsaday Shacabka Magaalada Muqd...
Warkii oo dhan »
Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo sheegay in Ciidamada Itoobiya ee la socda ay amarkooda ku shaqeeyaan
Jimco, December 29, 2006(HOL): Wasiir ku xigeenka gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salaad Cali Jeelle oo maanta booqday goobo dhowr ah ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya oo Baydhabo kulan ku wada leh
Jimco, December 29, 2006(HOL): Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Syoum Mosfen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saacado ka hor soo gaaray magaalad...
Warkii oo dhan »
Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo ugu baaqay Dowladda Federaalka in aysan aar-goosan
Khamiis, December 28, 2006(HOL): Culumaa’udiinka ka tirsan Dariiqada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca oo maanta kulan ku yeeshay Mowlaca Shiikh Muxyaddiin Cel...
Warkii oo dhan »
Meles Zenawi oo sheegay in aysan ka hari doonin Hoggaamiyayaashii Maxkamadaha Islaamka ee Muqdisho isaga tegay
Khamiis, December 28, 2006(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa sheegay in aysan ciidamadiisa ka hari doonin hoggaamiyayaashii Maxkam...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo Degmada Afgooye ku sugan
Khamiis, December 28, 2006(HOL): Wafdigan ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa hoggaaminayay Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka S...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo ugu baaqday Shacabka Soomaaliyeed in ay hubka ku wareejiyaan Ciidamada Xoogga Dalka
Khamiis, December 28, 2006(HOL): Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Nuur Maxamed Diinaari oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Ba...
Warkii oo dhan »