Wararka Maanta

Mas’uul ka tirsan Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay Ciidamada Itoobiyaan kula dagaalamayaa meel kasta oo dalka ka mid ah

Mas’uul ka tirsan Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay Ciidamada Itoobiyaan kula dagaalamayaa meel kasta oo dalka ka mid ah

DEC 31, 2006

Axad, December 31, 2006(HOL): Guddoomiyaha Maxkamadaha Islaamka u qaabilsan Gobollada Jubbooyinka Axmed Shiikh Maxamed Islaan oo isagoo jooga Magaalad...

Warkii oo dhan »
Qarax ay dad ku dhinteen oo xalay Muqdisho ka dhacay

Qarax ay dad ku dhinteen oo xalay Muqdisho ka dhacay

DEC 31, 2006

Axad, December 31, 2006(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa qarax ka dhacay dhabarka dambe ee Hotelka Ramadaan ee magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxaasina u...

Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira oo daba-galay Hoggaamiyayaashii Maxkamadaha Islaamka ee Muqdisho ka tegay

Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira oo daba-galay Hoggaamiyayaashii Maxkamadaha Islaamka ee Muqdisho ka tegay

DEC 30, 2006

Sabti, December 30, 2006(HOL): Ciidamo Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira oo ku hubeysan gaadiid dagaal oo ay Taangiyo ka mid yihiin ayaa waxaa lagu s...

Warkii oo dhan »
Banaanbaxyo iska soo horjeeda oo maanta oo Ciid ah ka dhacay Magaalada Muqdisho

Banaanbaxyo iska soo horjeeda oo maanta oo Ciid ah ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEC 30, 2006

Sabti, December 30, 2006(HOL): Banaanbaxyadan iska soo horjeeda oo ka kala dhacay Waqooyiga iyo Koofurta Magaalada Muqdisho ayaa waxaa midka ka dhacay...

Warkii oo dhan »
Muqdisho oo aan maanta si weyn looga ciidin labo sababood dartood

Muqdisho oo aan maanta si weyn looga ciidin labo sababood dartood

DEC 30, 2006

Sabti, December 30, 2006(HOL): Maanta oo ay ku beegan tahay maalintii koowaad ee Cidda Carafo ayaan magaalada Muqdisho si weyn looga ciidan waxaana ta...

Warkii oo dhan »
Maxamed Qanyare Afrax oo soo jeediyay in hubka Soomaaliya si cilmiyeysan loo qaado

Maxamed Qanyare Afrax oo soo jeediyay in hubka Soomaaliya si cilmiyeysan loo qaado

DEC 30, 2006

Sabti, December 30, 2006(HOL): Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa Hoggaamiye kooxeedyadii ay Muqdisho ka ceyrsadeen Maxkamadaha Islaamka ...

Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo Dadka Kismaayo kala hadlay meel fagaare ah

Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo Dadka Kismaayo kala hadlay meel fagaare ah

DEC 30, 2006

Sabti, December 30, 2006(HOL): Guddoomiyihii Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta dadka Kismaayo waxaa uu meel...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo AFgooye tegay, Muqdishana ku sii jeeda

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo AFgooye tegay, Muqdishana ku sii jeeda

DEC 30, 2006

Sabti, December 30, 2006(HOL):Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa hataan waxay ku sugan y...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo caawa Muqdisho ku sugan

Ra’iisal Wasaare Geedi oo caawa Muqdisho ku sugan

DEC 29, 2006

Jimco, December 29, 2006(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa caawa wuxuu ku sugan yahay xaafad ka ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo munaasabadda Ciida Carafo darteed sheegay in la joojiyay howlgalladii Ciidamada

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo munaasabadda Ciida Carafo darteed sheegay in la joojiyay howlgalladii Ciidamada

DEC 29, 2006

Jimco, December 29, 2006(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa qoraal uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in muna...

Warkii oo dhan »