Wararka Maanta
Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay maalinta Sabtida ee soo socota Hubka xoog uga dhigeyso Dadka Muqdisho
Khamiis, January 04, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay maalinta sabtida ah bilaabi doonto howlgal ay ku uruurineys...
Warkii oo dhan »
Maleeshiyooyinkii Isbaarooyinka dhigan jiray oo dib u soo laabtay, iyadoo xalayna ay gaari Xamuul ah ku gubeen deegaanka Galgalato
Khamiis, January 04, 2007(HOL): Waxaa dib u soo cusboonaaday isbaarooyinkii ay dhigan jireen Maleeshiyooyinkii ay Maxkamadaha Islaamka lix bilood ka h...
Warkii oo dhan »
Maamulkii hore ee Gobolka Hiiraan oo xilka ku wareejiyay maamulka cusub ee gobolka
Khamiis, January 04, 2007(HOL): Munaasbad si weyn loo soo agaasimay islamarkaana Xilka looga wareejinayay Mas'uuliyiintii hore ee Maamulka Gobal...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in haddii dadka hubka iska dhigi waayaan ay xoog uga dhigi doonto
Khamiis, January 04, 2007(HOL): Waxaa maanta ku eg mudadii loo qabtay Beelaha ku dhaqan Magaalada Muqdisho in ay hubkooda ku geeyaan goobo ay Dowladda...
Warkii oo dhan »
Dowladda Kenya oo si rasmi ah u shaacisay in ay xirtay Xadka ay la wadaagto Soomaaliya
Khamiis, January 04, 2007(HOL): Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Mr. Raphael Tuju ayaa shaaca ka qaaday in dowladdiisa ay xirtay xadka kala dhaxeeya So...
Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo sheegtay in gelitaanka Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya uu keenay Madax adeygii Mas’uuliyiinta Maxkamadihii Islaamka
Khamiis, January 04, 2007(HOL): Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka oo lagu magacaabo Sean McCormack ayaa sheegay in Mareykanka u...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo shacabka Soomaaliyeed ka raaligeliyay hadalkii Xuseen Caydiid
Khamiis, January 04, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta o...
Warkii oo dhan »
Bulshada Rayidka Muqdisho oo Talooyin u gudbisay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Arbaco, January 03, 2007(HOL): Xubno ka socday qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka Magaalada Muqdisho oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ...
Warkii oo dhan »
Diyaaradaha Dagaalka Itoobiya oo si qaldan u duqeeyay Xadka u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya
Arbaco, January 03, 2007(HOL): Diyaaradaha Dagaalka Itoobiya, gaar ahaan kuwa qumaatiga u kaca ee Helicopters-ka ayaa waxay si qaldan u duqeeyee...
Warkii oo dhan »
Nin Soomaali ah oo seddex Askari oo Itoobiyaan ah ku dilay Degmada Jilib
Arbaco, January 03, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in nin hubeysan oo la sheegay in uu ka ha...
Warkii oo dhan »