Wararka Maanta
Magaalada Beledweyne oo xalay Bandow ku jirtay
Isniin, January 08, 2007(HOL): Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku waabariisatay Bandow uu ku soo rogay maamulk...
Warkii oo dhan »
Qarax xooggan oo lala beegsaday Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee Muqdisho ku sugan
Isniin, January 08, 2007(HOL): Habeenkii xalay ahaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay Qarax xooggan oo lala beegsaday Ciidamada Dowladda Federaalka i...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Xaaladda Dalka Soomaaliya
Axad, January 07, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa booqasho labo maalmood ah wuxuu ku joogaa magaalad...
Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidamada Dowladda Federaalka ee Gobolka Hiiraan oo ay Ciidamo Itoobiyaan ah kaxeysteen iyo Dadka Beledweyne oo arrintaas ka banaanbaxay
Axad, January 07, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay Ciidamada Itoobiyaanka ah ee halkaas...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo Xalay Dad lagu dilay, Qaraxna uu ka dhacay
Axad, January 07, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay dil loo geystay nin lagu magacaabi jiray C/weli Xasan Cumar,...
Warkii oo dhan »
Maamul cusub oo loo magacaabay Degmada Afgooye
Axad, January 07, 2007(HOL): Munaasabad xilka lagula wareejinayay Maamul cusub oo loo magcaabay Degmada Afgooye ayaa maanta waxaa lagu qabtay Beerta S...
Warkii oo dhan »
Socdaalkii ay Jendayi Frazer ku tegi lahayd Muqdisho oo baaqday
Axad, January 07, 2007(HOL): Waxaa gebi ahaanba baaqday socdaal ay maanta magaalada Muqdisho ku imaan lahayd Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mare...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo Guddi Amni u magacaabay Gobolka Banaadir
Axad, January 07, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa maanta Guddi Amni u magacaabay Gobolka ...
Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo Nairobi lagu xiray
Sabti, January 06, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Hotel ku yaala Xaafadda Islii oo lagu magacaa...
Warkii oo dhan »
Banaanbax rabshado watay oo manta Muqdisho ka dhacay
Sabti, January 06, 2007(HOL): Waxaa Maanta ka dhacay Xaafado dhowr ah oo ku yaala Magaalada Muqdisho dibadbax looga soo horjeeday joogitaanka Ci...
Warkii oo dhan »