Wararka Maanta
Muuse Suudi oo Muqdisho ku soo laabtay
Sabti, January 06, 2007(HOL): Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo ka mid ahaa Hoggaamiye Kooxeedyadii ay maxkamadaha Islaamka Muqdisho ka ceyrsade...
Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeedo jiigitaanka Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya oo ka dhacay Jarmalka
Sabti, January 06, 2007(HOL): Waxaa ka dhacay Magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka banaanbax looga soo horjeeday joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee da...
Warkii oo dhan »
Wadad hadallo lagu af-jarayo khilaaf u dhaxeeya Beelo kala dega Gobolka Hiiraan iyo Dhulka Is-maamulka Soomaalida Itoobiya oo ka furmay Beledweyne
Sabti, January 06, 2007(HOL): Wada hadalo la doonayo in lagu soo afjaro Khilaaf in mudo ah ka dhax-taagnaa Beelo kala daga Dhulka ismaamulka soo...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo dib u dhigtay hub uruurintii ay Maanta Muqdisho ka bilaabi lahayd
Sabti, January 06, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya oo horay ugu dhawaaqday in ay maanta oo Sabti ah Muqdisho ka sameyneyso Hub uruurin xoog ...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii Maxaakiimta Islaamka ee Gobolka Hiiraan Shiikh Faarax Macalin oo maanta la soo qabtay
Jimco, 5, Jan, 2006 (HOL) Gudoomiyihii hore ee maxkamadii Islaamiga Gobalka Hiiraan Shiikh Faarax Maclin ayeey Ciidmadii dhawaan la ...
Warkii oo dhan »
Mareykanka oo Malaayiin Doollar ugu deeqay Soomaaliya
Jimco, January 05, 2007(HOL): Xoghayaha arrimaha Dibadda Mareykanka Dr. Gondalize Rice ayaa sheegtay in ay dowladdeeda Soomaaliya ugu deeqeyso lacag d...
Warkii oo dhan »
Xoghayaha cusub ee Qaramada Midoobay oo baaq u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Jimco, January 05, 2007(HOL): Xoghayaha cusub ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-Moon ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay sameyso dib u ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Kooxda Xiriirka Soomaaliya u sheegay in ay Soomaaliya heysato Fursad Ciidamo Nabad Ilaalin ah loogu diri karo
Jimco, January 05, 2007(HOL):Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta ka qeybgalay kulan ay magaalada Nairobi ku ye...
Warkii oo dhan »
Ku xigeenka Hoggaamiyaha Al-Qaacidda oo ku baaqay in Soomaaliya laga fuliyo Weerarro la mid ah kuwa Ciraaq ka dhaca
Jimco, January 05, 2007(HOL): Ku xigeenka Hoggaamiyaha Al-Qaacidda Ayman Al-Zawahiri ayaa cajalad cod ah oo uu soo dhigay Bar Internet oo ay leeyihiin...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo maanta Qudbad Niyad dhis ah u jeediyay Qaar ka mid ah Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya
Jimco, January 05, 2007(HOL): Ilaa 3837 Askari oo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu rigeeyay Barxadda Xaruntii Xisbig...
Warkii oo dhan »