Wararka Maanta
Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD oo ka wada hadlaya arrimaha Dalka Soomaaliya
Jimco, April 13, 2007(HOL): Wasiirrada Arrimaha Dibadda Urur Goboleedka IGAD ayaa waxay shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya iyo Suudaan ku leeyihiin M...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Hawiye iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya oo shir ku leh Magaalada Muqdisho
Jimco, April 13, 2007(HOL): Ergooyin kala metalaya Odayaasha Beelaha Hawiye iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa haa...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo loogu baaqay in ay qeyb ka noqoto heshiiska Xabad joojinta ah ee ay wada gaareen Odayaasha beesha Hawiye iyo Saraakiisha Itoobiya
Jimco, April 13, 2007(HOL): Odayaal ka tirsan Beesha Hawiye oo shir ku yeeshay Hotelka Amiira ee Magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay dowladda Federaalk...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Beelaha Hawiye iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya oo shirarkooda soo af-jari la’
Khamiis, April 12, 2007(HOL): Odayaasha Beelaha Hawiye ee ka soo horjeeda joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka S...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo waxba kama jiraan ku tilmaantay Warbixin uu soo saaray Guddiga qiimeynta khasaaraha Dagaalladii Muqdisho ka dhacay
Khamiis, April 12, 2007(HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed Gacma-dheere ayaa waxba kama jiraan k...
Warkii oo dhan »
Sicir Bararka ka jira Muqdisho muxuu salka ku hayaa?
Khamiis, April 12, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka Soomaaliya ee ganacsi ahaanta ugu xiran waxaa ka jira sicir barar sare u ...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo beenisay in ay hor-istaagtay Mucaawino la siin lahaa Dadkii Muqdisho ka Qaxay
Khamiis, April 12, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in aysan waxba ka jirin warar sheegayay in ay is-hortaag ku sameysa...
Warkii oo dhan »
Dagaal maalintii labaad ka socda Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho
Khamiis, April 12, 2007(HOL): Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maalintii labaad ka socda dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalk...
Warkii oo dhan »
Dagaal ka socda Xaafadda Fagax ee Degmada Yaaqshiid
Arbaco, April 11, 2007(HOL):Dagaalkan ayaa wuxuu u dhaxeeyaa dhinacyadii maalmihii tegay ku dagaalamayay magaalada Muqdisho, wuxuuna dagaalkooda qarxa...
Warkii oo dhan »
Guddiga u xil saaran Qabashada Shirka dib u heshiisiinta ah ee ay Dowladda Federaalka ku baaqday oo Nairobi shirar kula leh Wakiillo ka socda Beesha Caalamka
Arbaco, April 11, 2007(HOL):Guddiga u xil-saaran qabashada shirka dib u heshiisiinta ah ee ay Dowladda Federaalka ku baaqday ayaa magaalada Nairobi ee...
Warkii oo dhan »