Wararka Maanta

Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka oo suxufiyiin ku soo wareejiyay goobo ay qabsadeen Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya

Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka oo suxufiyiin ku soo wareejiyay goobo ay qabsadeen Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya

APR 26, 2007

Khamiis, April 26 2007(HOL): Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salaad Cali Jeelle ayaa maanta saxafiyiin...

Warkii oo dhan »
Boqorka Sacuudiga oo ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Muqdisho in ay Dagaalka joojiyaan, kadibna wada hadlaan

Boqorka Sacuudiga oo ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Muqdisho in ay Dagaalka joojiyaan, kadibna wada hadlaan

APR 26, 2007

Khamiis, April 26 2007(HOL): Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor Cabdalla Bin Cabdul Casiis ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Muqdisho i...

Warkii oo dhan »
Dagaal kii ugu xoogganaa oo maanta Muqdisho ka dhacay

Dagaal kii ugu xoogganaa oo maanta Muqdisho ka dhacay

APR 26, 2007

Khamiis, April 26 2007(HOL): Dagaal kii ugu xoogganaa oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Muq...

Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo sheegay in ay soo af-jarmeen Dagaalladii Muqdisho

Ra'iisal Wasaare Geedi oo sheegay in ay soo af-jarmeen Dagaalladii Muqdisho

APR 26, 2007

Khamiis, April 26 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo shir jaraa'id ku qabtay hoygiisa Magaalad...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan duleeka Magaalada B/Weyn oo mar kale qabtay hub iyo rasaas lagu sii waday magaalada Muqdisho

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan duleeka Magaalada B/Weyn oo mar kale qabtay hub iyo rasaas lagu sii waday magaalada Muqdisho

APR 26, 2007

Khamiis, 26, Apri. 2007 (HOL)  Ciidamda Itoobiya ee Fadhigoodu yahay deegaanka Jante-guudisho  ayaa mar kale gacanta ku dhigay hub iyo Rasaa...

Warkii oo dhan »
Ciidamada itoobiya oo la wareegay goobo hor leh iyo R/Wasaare Geedi oo arrintaasi ka hadlay

Ciidamada itoobiya oo la wareegay goobo hor leh iyo R/Wasaare Geedi oo arrintaasi ka hadlay

APR 26, 2007

Khamiis, April 26 (HOL) - Waxaa wali magaalada Muqdisho ka soconaya dagaallo xooggan oo u dhexeeya dhinacyada ku lagdamaya magaalada in kastoo ay...

Warkii oo dhan »
Wadahadalladi maanta ee xabad joojinta oo natijo la’aan ku dhamaaday Iyo Dagaallo xoogan oo dib uga billaawday Muqdisha.

Wadahadalladi maanta ee xabad joojinta oo natijo la’aan ku dhamaaday Iyo Dagaallo xoogan oo dib uga billaawday Muqdisha.

APR 25, 2007

Arboco, April 25 (HOL) - Kulan waan waan ahaa oo lagu doonayay in lagu qaboojiyo dagaallada ka soconaya magaalada Muqdisha oo ay maanta Hotel-ka Saxaf...

Warkii oo dhan »
Odayaasha Beelaha Hawiye iyo Saraakiisha Itoobiya oo kulan ku leh Magaalada Muqdisho

Odayaasha Beelaha Hawiye iyo Saraakiisha Itoobiya oo kulan ku leh Magaalada Muqdisho

APR 25, 2007

Arbaco, April 25 2007(HOL): Xubno kala metelaya Odayaasha Beelaha Hawiye iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee magaalada Muqdisho ku sugan ayaa maanta...

Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo ku baaqday in Soomaaliya deg deg loo geeyo Ciidamo ka socda Midowga Afrika

Dowladda Mareykanka oo ku baaqday in Soomaaliya deg deg loo geeyo Ciidamo ka socda Midowga Afrika

APR 25, 2007

Arbaco, April 25 2007(HOL): Dowladda Mareykanka ayaa ku baaqday in la dedejiyo Ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalin ahaanta loo geynayo Soomaaliy...

Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Zenawi oo sheegay cidda ay ciidamadiisa kula dagaalamayaan Muqdisho

Ra'iisal Wasaare Zenawi oo sheegay cidda ay ciidamadiisa kula dagaalamayaan Muqdisho

APR 25, 2007

Arbaco, April 25 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Meles Zenawi oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in dagaa...

Warkii oo dhan »