Wararka Maanta

Odayaasha Hawiye oo maanta shir jaraa’id oo ay ka qabteen kasoo saaray Baaq

Odayaasha Hawiye oo maanta shir jaraa’id oo ay ka qabteen kasoo saaray Baaq

APR 30, 2007

Isniin, April 30 (HOL) - Gudiga odayaasha beelaha Hawiye ayaa galabta shir jaraa’id oo ah kii ugu horreeyay oo ay odayaashu qabtaan tan iyo markii l...

Warkii oo dhan »
Is-rasaseyn ay dad ku dhinteen oo galabta ka dhacday Degmada Afgooye

Is-rasaseyn ay dad ku dhinteen oo galabta ka dhacday Degmada Afgooye

APR 30, 2007

Isniin, April 30 (HOL) - Saddex ruux ayaa geeriyootay in kabadan 4 kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii galabta ay gudaha magaalada Afgooye isku ras...

Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif Shiikh Axmed  iyo Shariif Xasan Shiikh Aadan oo Asmara ka sheegay in ay kooxaha Wax iska caabinta bedeleen Qaabkii Dagaalkooda

Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Shariif Xasan Shiikh Aadan oo Asmara ka sheegay in ay kooxaha Wax iska caabinta bedeleen Qaabkii Dagaalkooda

APR 30, 2007

Isniin, April 30 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga fulinta Golaha Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiyihii hore ...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidamada Lugta Uganda oo Beesha Caalamka ka codsaday in ay caawiso Dadka Soomaaliyeed

Taliyaha Ciidamada Lugta Uganda oo Beesha Caalamka ka codsaday in ay caawiso Dadka Soomaaliyeed

APR 30, 2007

Isniin, April 30 2007(HOL): Taliyaha Ciidamada Lugta Uganda Lt. Gen. Katumba Wamala ayaa beesha caalamka ka codsaday in la caawiyo dadka Soomaaliyeed,...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo sheegay in xabsi la dhigay qaar ka mid ah Ciidamada Dowladda oo ku kacay falal ammaanka wa xu dhimaya

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo sheegay in xabsi la dhigay qaar ka mid ah Ciidamada Dowladda oo ku kacay falal ammaanka wa xu dhimaya

APR 30, 2007

Isniin, April 30 2007(HOL): Guddomiyaha Gobalka Hiiraan Eng, Xuseen Mux'ed Maalin oo la hadlayay warfidiyeenka ayaa sheegay in Xabsiga la dhigay Ciida...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo la kulantay Odayaashii Beesha Hawiye ee ka soo horjeeday

Dowladda Federaalka oo la kulantay Odayaashii Beesha Hawiye ee ka soo horjeeday

APR 30, 2007

Isniin, April 30 2007(HOL): Odayaashii Beesha Hawiye ee ka soo horjeeday Dowladda Federaalka iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiyaanka ee dalka Soomaaliy...

Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo sheegay in aan la degi karin Xarumihii Dowladda

Ra'iisal Wasaare Geedi oo sheegay in aan la degi karin Xarumihii Dowladda

APR 30, 2007

Isniin, April 30 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in aaney xarumihii Dowladda aysa...

Warkii oo dhan »
Cabdi Qeybdiid oo ganacsatada Muqdisho u qabtay in ay muddo 36 saacadood gudahood ah  ay ku soo wareejiyaan hubkooda

Cabdi Qeybdiid oo ganacsatada Muqdisho u qabtay in ay muddo 36 saacadood gudahood ah ay ku soo wareejiyaan hubkooda

APR 29, 2007

Axad, April 29 2007(HOL): Kadib shir ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Guddi metelayay Ganacsatada Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Ciidamada Booliska So...

Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo amar ku siiyay Ciidamada Dowladda Federaalka in ay gacanta ku soo dhigaan Kooxaha Qarbudaada iyo Bililiqada ka wada Magaalada Muqdisho

Ra'iisal Wasaare Geedi oo amar ku siiyay Ciidamada Dowladda Federaalka in ay gacanta ku soo dhigaan Kooxaha Qarbudaada iyo Bililiqada ka wada Magaalada Muqdisho

APR 29, 2007

Axad, April 29 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa shaaca ka qaaday in ay Muqdisho dhibaato k...

Warkii oo dhan »
Gacma-Dheere oo sheegay in ay Dowladda Federaalka dhiseyso Goobihii adeega Bulshada ee ku burburay Dagaalladii Muqdisho

Gacma-Dheere oo sheegay in ay Dowladda Federaalka dhiseyso Goobihii adeega Bulshada ee ku burburay Dagaalladii Muqdisho

APR 29, 2007

Axad, April 29 2007(HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Gacma-dheere ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ...

Warkii oo dhan »