Wararka Maanta
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in uu waqtigeeda dhamaaday Dowladda Federaalka
Sabti, April 28 2007(HOL): Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan oo haatan ku sugan magaalada Asmara ee dalka Erete...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka oo howlgallo nabad-sugid ah ka bilaabay Magaalada Muqdisho
Sabti, April 28 2007(HOL): Ciidamada Booliska iyo kuwa Mileteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la arkayay iyagoo howlgallo nabad sugid a...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho
Khamiis, April 26 2007(HOL): Guddoomiyihii hore ee Gobolka Shabeelada Dhexe Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Gob...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Yuusuf oo sheegay in ay la hadlayaan cid kasta oo aan Dagaal wax ku dooneyn
Sabti, April 28 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federeraalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Xarunta Villa Somalia...
Warkii oo dhan »
Guddiga ganacsatada gobolka Banadir iyo Ciidamada Booliiska gobolka oo maanta kulmay
Jimco, April 27 (HOL) - Guddiga gacasatada goblka Banaadir ayaa maanta kulan ballaaran la yeeshay saraakiisha ciidamada Booliiska gobolka Banaadir. &n...
Warkii oo dhan »
Magaalada Muqdisha oo maanta daganeyd, iyo boob ka dhacay qeybo katirsan Magaalada
Jimco, April 27 (HOL) - Xaaladda magaalada Muqdisha ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa maanta daganeyd iyadoo dhagaha dadweynaha ku dhaqan magaalada aan...
Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda federalka oo howl-gal hub lagu baarayo ka bilaabay goobihii ay la wareegeen
Jimco, 27, Apri. 2007 (HOL) Ciidamada Dowlada Federaalka iyo Cutubyo ka Tirsan kuwa Xukumada Itoobiya ayaa bilaabay baaritaano lagu baadi goobay...
Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda federalka oo lagu eedeeyey in ay qalab ka qaateen goobo ay gacanta ku dhigeen
Jimco, 27, Apri. 2007 (HOL) Ciidamada Dowlada Federaalka oo garab-sanaya kuwa Xukuumada ay saaxiibka dhaw yihiin ee Itoobiya ayaa Maalintii shal...
Warkii oo dhan »
Dagaal laysku adeegsaday hub culus oo goor dhaweyd ka dhacay xaafadda Bar-Muuda
Khamiis, 26, Apri. 2007 (HOL) Wararka ka soo baxaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Goor dhaw mar kaliya la maqlay dhawaaqa Rasaasta Cu...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya oo goor dhaw la wareegay gacan ku heynta Ex Control
Khamiis, April 26 (HOL) - Ciidamada Itoobiya ayaa waxa ay goor dhaweyd la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Ex Control Balcad ee degmada Huriw...
Warkii oo dhan »