Wararka Maanta
Kulan dhexmari lahaa Dowladda Federaalka iyo Odayaasha Beelaha Hawiye oo dib u dhac uu ku yimid
Khamiis, May 03, 2007(HOL): Kulankan oo lagu waday in ay labada dhinac maanta isugu yimaadaan ayaa la sheegayaa in uu dib u dhac ku yimid, iyadoo saba...
Warkii oo dhan »
Dadkii ay Madaafiicda ka burburiyeen guryahooda oo aan heysan meel ay ku soo laabtaan
Arbaco, May 02, 2007(HOL): Dadkii ay guryahooda burburiyeen madaafiicdii dhawaan la isugu adeegsaday Dagaalkii Muqdisho ka dhacay ayaa waxaa heysata x...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere iyo Cabdi Qeybdiid oo Kooxo Burcad ah ka soo qabtay Wadada u dhaxeysa Balcad iyo Muqdisho
Arbaco, May 02, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) iyo Taliyaha Ciidamada Bo...
Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo 15 cisho u qabtay Dadka ku ganacsada Hareeraha Waddooyinka iyo kuwa degan goobaha ay leedahay Dowladda Hoose
Arbaco, May 02, 2007(HOL): Maamulka cusub ee gobolka Banaadir ayaa wuxuu maanta soo saaray wareegto lagu amrayo dadka degan goobihii ay lahayd Dowladd...
Warkii oo dhan »
UN-ka oo rajeynaya in Ciidamo loo diro Soomaaliya
Talaado, May 01, 2007(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka codsaday Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay in uu soo diyaariyo qorshe ciida...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Uganda oo kormeeray goobihii ay ka dhaceen Dagaalladii Muqdisho
Talaado, May 01, 2007(HOL): Ciidamada Uganda ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta waxay socod indho indheyn ah ku mareen goobo dhowr ah oo ku ya...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo u digay Dadka Muqdisho
Talaado, May 01, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo maanta si rasmi ah lo...
Warkii oo dhan »
Deeq Dawo ah oo ka timid Jaaliyadda Soomaaliyeed ee TORONTO oo la gaarsiiyay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir
Talaado, May 01, 2007(HOL): Ururka Samafalka Wadaniga ee Bani’aadam ayaa deeq dawo ah gaarsiiyay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir oo ay ku...
Warkii oo dhan »
Waa maxay Tallaabada xigta mar haddii ay Dowladdu ku guuleysatay maamulka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho?
Talaado, May 01, 2007(HOL): Dowlada Federaalka Soomaaliya ugu danbeytii maasha ayeey ka saartay xoogagii kaga soo horjeeda Caasimada Muqdisho kadib da...
Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Dadkii Muqdisho ka barakacay oo aan guryahooda dib ugu soo laaban karin
Talaado, May 01, 2007(HOL): Qaar ka mid ah Dadkii ka barakacay magaalada Muqdisho ee miciinsaday in ay geedaha ku hoos noolaadaan ayaan guryahooda dib...
Warkii oo dhan »