Wararka Maanta
Wafti ka socda qaramada Midoobay oo kulamo magaalada Muqdisho kula qaatay madaxda Dowladda Soomaaliya
Jimco, May 11 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya soo gaaray wafti heer sare ah oo ka socda qaramada midoobay oo uu ho...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka oo tababar deg deg ah iyo dhar gooni ah la siinayo
Khamiis, May 10, 2007(HOL): Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jen. C/llaahi Cali Cumar ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Dowladda Federaal...
Warkii oo dhan »
Duubabka Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo baaqyo Nabadeed u jeediyay dhinacyada isku haya Deegaanka Baar-Magoog
Khamiis, May 10, 2007(HOL): Kulan si wada jir ah ay u yeesheen Duubabka dhaqanka ee beelaha gobalka Hiiraan kana dhacay Guriga Ugaas C/raxm...
Warkii oo dhan »
Cabdi Qeybdiid oo sheegay in gurigii hub lagu arko uu noqon doono Hanti Qaran
Khamiis, May 10, 2007(HOL): Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ku hanjabay in lala wareegi doono gurigii ...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo ay Qaraxyada ku soo badanayaan
Khamiis, May 10, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ayaa tan iyo markii ay gacan ku heynteeda la wareegtay Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ku soo bada...
Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo wareejiyay Xilkii Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe
Talaado, May 08, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa maanta xilkii Gobol...
Warkii oo dhan »
Faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan dagaalkii maalintii shalay ahayd ka dhacay Deegaanka Baar Magood
Talaado, May 08, 2007(HOL): Dagaal Culus oo aan waxba lasy-kula haran kuna dhax maray deegaanka Baar-magoog Maalintii shalay dhinacyadii ku dagaalamay...
Warkii oo dhan »
Magaalada Kismaayo oo xalay Bandow ku Jirtay
Talaado, May 08, 2007(HOL): Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku waabariisatay bandow, kadib markii ay amark...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Uganda oo mushaar la'aan ka cabanaya iyagoo aan wax howlgal ah ka sameynin Muqdisho
Talaado, May 08, 2007(HOL): Afhayeen u hadlay Ciidamada Uganda ayaa sheegay in aysan Ciidamadooda Uganda ee howlgalka nabad ilaalinta ah u tegay Magaa...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka oo burburiyay Sandaqado si sharci darro ah looga dhisay hareeraha Waddooyinka
Talaado, May 08, 2007(HOL): Ciidamada Mileteriga iyo kuwa Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya oo wada socda ayaa saakay waxay burburiyeen sandaqad...
Warkii oo dhan »