Wararka Maanta

Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sheegay in ay wax is-bedeleen fikraddii ay heysteen Dowladda Kenya

Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sheegay in ay wax is-bedeleen fikraddii ay heysteen Dowladda Kenya

NOV 08, 2006

Arbaco, November 08, 2006(HOL): Guddoomiyaha guddiga fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay in ay Dowladda Kenya sameys...

Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo xoog ku soo furtay Markab ay Koox Burcad Badeed ah ku heysteen Xeebaha Xaradheere

Maxkamadaha Islaamka oo xoog ku soo furtay Markab ay Koox Burcad Badeed ah ku heysteen Xeebaha Xaradheere

NOV 08, 2006

Arbaco, November 08, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Xaradheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ay ciidamada Maxkamadaha Islaamka ee dee...

Warkii oo dhan »
Madaxweynihii TNG-da oo sheegay in uu qorigiisa u qaadanayo difaaca Dalka Soomaaliya

Madaxweynihii TNG-da oo sheegay in uu qorigiisa u qaadanayo difaaca Dalka Soomaaliya

NOV 08, 2006

Arbaco, November 08, 2006(HOL): Madaxweynaha Dowladdii Carta-Jabuuti lagu soo dhisay C/qaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan jihaadk...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in ujeedada uu Xamar u tegay ay tahay sidii la isugu keeni lahaa Aqoonsiga Dowladda Federaalka iyo Awoodda Maxkamadaha Islaamka

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in ujeedada uu Xamar u tegay ay tahay sidii la isugu keeni lahaa Aqoonsiga Dowladda Federaalka iyo Awoodda Maxkamadaha Islaamka

NOV 08, 2006

Arbaco, November 08, 2006(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Shiikh Aadan oo haatan Muqdisho u jooga sidii la isugu soo dhaweyn lahaa ...

Warkii oo dhan »
Wada Hadallo Dib u Heshiisiin ah oo Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka uga bilowday Degmada Afgooye

Wada Hadallo Dib u Heshiisiin ah oo Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka uga bilowday Degmada Afgooye

NOV 07, 2006

Talaado, November 07, 2006(HOL): Waxaa kulan ku yeeshay Beerta Shiikh Za’id uu ku leeyahay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose Xildhibaano ...

Warkii oo dhan »
PROF. IBRAAHIM XASAN CADDOW: “Haddii aad tagto Baydhabo iyo Buur-Hakaba waxaad arkeysaa Ciidamo Itoobiyaan ah oo xoog ku soo gelaya, dadkana ku qasbaya in ay xoog ku quudiyaan”

PROF. IBRAAHIM XASAN CADDOW: “Haddii aad tagto Baydhabo iyo Buur-Hakaba waxaad arkeysaa Ciidamo Itoobiyaan ah oo xoog ku soo gelaya, dadkana ku qasbaya in ay xoog ku quudiyaan”

NOV 07, 2006

Talaado, November 07, 2006(HOL): Xoghayaha Arrimaha dibadda Maxkamahada Islaamka Prof. Ibraahim Xasan Caddow ayaa u sheegay wariyayaal ka socday TV-ga...

Warkii oo dhan »
Banaanbixii looga soo horjeeday tegitaanka Muqdisho ee guddoomiyaha Baarlamaanka lug maku lahayd Dowladda Federaalka?

Banaanbixii looga soo horjeeday tegitaanka Muqdisho ee guddoomiyaha Baarlamaanka lug maku lahayd Dowladda Federaalka?

NOV 07, 2006

Talaado, November 07, 2006(HOL): Banaanbixii looga soo horjeeday tegitaanka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee shalay Baydhabo ka dhacay ayaa la sheegay in ...

Warkii oo dhan »
Shirkaddii Barakaat oo markii xayiraadda lagu soo rogay ay 5 sano ka soo wareegatay

Shirkaddii Barakaat oo markii xayiraadda lagu soo rogay ay 5 sano ka soo wareegatay

NOV 07, 2006

Talaado, November 07, 2006(HOL): 6 sanadood ayaa ka soo wareegatay markii uu Ameerikaanka xayiraadda ku soo rogay shirkaddii Isgaarsiinta iyo Xawilaad...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Maxkamadaha Islaamka oo su’aalo lagu soo weydiiyay Nairobi kadib markii ay diyaarad si lama filaan ah ugu dejisay

Wafdi ka socda Maxkamadaha Islaamka oo su’aalo lagu soo weydiiyay Nairobi kadib markii ay diyaarad si lama filaan ah ugu dejisay

NOV 07, 2006

Talaado, November 07, 2006(HOL): Waxaa la sii daayay oo dib xoriyaddoodii u helay Wafdi ka socday Maxkamadaha Islaamka Gobollada Jubbooyinka, kuwaasi ...

Warkii oo dhan »
Maamul Goboleedka Puntland oo beeniyay in ay weerar ku qaadeen Ciidamo Maxkamadaha Islaamka u jooga Gobollada Dhexe

Maamul Goboleedka Puntland oo beeniyay in ay weerar ku qaadeen Ciidamo Maxkamadaha Islaamka u jooga Gobollada Dhexe

NOV 07, 2006

Talaado, November 07, 2006(HOL): Mas’uuliyiin u hadlay Maamul goboleedka Puntland ayaa beeniyay in ay ciidamadoodu weerar ku qaadeen ciidamo Maxkama...

Warkii oo dhan »