Wararka Maanta
Dhibaato dhinaca nolosha ah oo soo food-saartay Qaar ka mid ah Qoysaskii Fatahaadda uga baxay Magaalada Beledweyne
Talaado, November 14, 2006(HOL): Dhibaato adag oo dhinaca nolosha ah ayaa soo food saartay xiligan qaar ka mid ah Qoysaskii isaga baxay Gudaha Magaala...
Warkii oo dhan »
Safiirka Dowladda Kenya u qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo Muqdisho ku sugan
Isniin, November 13, 2006(HOL): Safiirka Dowladda Kenya u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa haatan ku s...
Warkii oo dhan »
Deeq la gaarsiiyey Wiil yar oo madaxa ay biyo kaga jiraan
Isniin, November 13, 2006(HOL): Ururka Somali Women and Children Rescue Organization oo ah urur inta badan gacan siiya dadka dhibaateysan ayaa waxa uu...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo ka digay in la sheegto Hantidii Qaranka Soomaaliyeed lahaa
Isniin, November 13, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka ee ka taliya magaalada Muqdisho ayaa uga digay dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho in aan l...
Warkii oo dhan »
8 nin oo ka tirsan Kooxihii Burcad Badeedka ee Maraakiibta Afduuban jiray oo Muqdisho lagu soo xiray
Isniin, November 13, 2006(HOL): Waxaa xabsiga Maxkamadaha Islaamka ee magaalada Muqdisho ku xiran 8 nin oo ka tirsanaa Kooxihii Burcad Badeedka ahaa e...
Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka oo ugu baaqay Kenya in ay ka laabato xayiraadda Duulimaadka
Isniin, November 13, 2006(HOL): Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliyeed iyo mas’uuliyiin u hadlay Maxkamadaha Islaamka ayaa ugu baaqa...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Maxkamadaha Islaamka ku eedeeyay in ay gacan Wada Hadallad kula jiraan, gacanta kale ay ku wadaan is-ballaarin
Axad, November 12, 2006 (HOL): Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo booqasho ku jooga Magaalada Sanca ee dalka Y...
Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka oo ka soo horjeestay Wada Hadallada uu Guddoomiyaha Baarlamaanka la bilaabay Maxkamadaha Islaamka
Axad, November 12, 2006 (HOL): Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa ka soo ho...
Warkii oo dhan »
Magaalada Beledweyne oo la mid noqotay Jasiirad biyuhu dhex jiifaan
Magaalada oo xaalad adag sii gashay xili wali biyuhu ku sii socdaan Axad, November 12, 2006 (HOL): Marka aad kor ka eegto magaalada B/weyn oo xarun u ...
Warkii oo dhan »
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalkii saakay ka qarxay Deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug
Axad, November 12, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in uu saakay aroortii halkaas dagaal ku dh...
Warkii oo dhan »