Wararka Maanta
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ku dhawaaqay in uu Axadda tegayo magaalada Muqdisho
Jimco,November 03, 2006(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa ku dhawaaqay in uu maalinta Axadda ah ee soo socota...
Warkii oo dhan »
Kooxihii Burcad Badeedka oo Markab ku af-duubtay Xeebaha Soomaaliya
Jimco, November 03, 2006(HOL): Markabkan oo lagu magacaabo MV Fishan ayaa wuxuu dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ku dejiyay badeeco uu u siday ganac...
Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo uga digtay Muwaadiniinteeda ku sugan Kenya iyo Itoobiya weerarro is-biimeyn ah oo uga imaan kara Mintidiin ku sugan Soomaaliya
Jimco, November 03, 2006(HOL): Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda ku sugan dalalka Kenya iyo Itoobiya in ay ka feejignaadaan weera...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo u sheegay Hay’adaha iyo NGO-yada ka howlgala Deegaanada ay ka taliyaan in lala soconayo howlaha ay qabanayaan
Khamiis, November 02, 2006(HOL): Kulan ka dhacay Hotelka Nabadda ee magaalada Muqdisho oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiinta sare ee Maxkamadaha Islaam...
Warkii oo dhan »
Yuusuf Indha Cadde oo sheegay in ay xadka Soomaaliya iyo Kenya u dhaxeeya soo galeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo gashan labiska Ciidamada Kenya
Khamiis, November 02, 2006(HOL): Madaxa Ammaanka Maxkamadaha Islaamka Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo xafiiskiisa shir jaraa’id kuq abtay ayaa ...
Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsan Ciidamadii Col. Barre Hiiraale oo sheegay in ay mar kale weerarayaan Gobollada Jubbooyinka
Khamiis, November 02, 2006(HOL): C/llaahi Shiikh Ismaaciil Fartaaq oo ka tirsan Saraakiisha Hoggaanka Ciidamada Col. Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa s...
Warkii oo dhan »
Shirkii Khartoum oo dib loo dhigay ilaa waqti aan la cayimin
Khamiis, November 02, 2006(HOL): Wada hadalladii lagu dhexdhexaadin lahaa dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Maxkamadaha Islaamka ayaa qabsoomi...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo joojiyay Masaafadii Dhalinyarada u aadi jireen Daafeed
Arbaco, November 01, 2006(HOL): Maxkamadda Islaamka Wanla weyn oo hoos tagta Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed ayaa mamnuucday masaafadii ay dhalinyar...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Maxkamadaha Islaamka u qaabilsan Gobollada Jubbooyinka oo ka hadlay dilkii maxaabiis dhaawac ah loogu geystay Degmada Bu’aale
Arbaco, November 01, 2006(HOL): Guddoomiyaha Maxakamdaha Islaamka u qaabilsan Gobollada Jubbooyinka Axmed Shiikh Maxamed Islaan ayaa ka hadlay falkii ...
Warkii oo dhan »
Maamul goboleedka Puntland oo sheegay in uu tallaabo ka qaadayo Maxkamad Islaami ah oo looga dhawaaqay Magaalada Gaalkacyo
Arbaco, November 01, 2006(HOL): Maamul goboleedka Puntland ayaa ku goodiyay in uu tallaabo ka qaadi doono dadkii ka dambeeyay abaabulka Maxkamadaha Is...
Warkii oo dhan »