Wararka Maanta
Howlgal ay sameeyeen Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan Degmada Buula-Burte oo Kooxo Burcad ah lagu soo qabtay
Axad, April 15, 2007(HOL): Wararka ka soo Baxaya Degmada Buula-burte ee Gobalka Hiiraan aya sheegaya in Howl-gal lagu sugayo Nabad-galyada Jidka dheer...
Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in Haddii Ciidamada Shisheeye dalka Soomaaliya laga saaro ay Dib u heshiisiin ogol yihiin
Axad, April 15, 2007(HOL): Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Madaxda Maxkamadihii Islaamka ee awooddoodii la wiiqay dabayaaqadii sanadkii hore ...
Warkii oo dhan »
AXMED DIIRIYE CALI : "Saraakiisha Ciidamada Itoobiyaanka waa ay diideen in ay ka baxaan Goobihii ay qabsadeen"
Axad, April 15, 2007(HOL): Nabaddoon Axmed Diriye Cali oo ah Afhayeenka Beelaha Hawiye ayaa ka hadlay natiijadii ka soo baxday kulan ay maalintii shal...
Warkii oo dhan »
Dadkii Muqdisho ka barakacay ee Geedaha Hoostooda ku noolaa oo Roobkii Guga uu ka dul curtay
Axad, April 15, 2007(HOL): Dadkii ka qaxay magaalada Muqdisho ee u barakacay Daafadaha Magaalada Muqdisho, gaar ahaana Hareeraha Wadada isku xirta Xam...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Muqdisho oo maanta degan kadib dagaallo goos goos ah oo shalay iyo xalay ka dhacay
Sabti, April 14, 2007(HOL): Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa maanta degan kadib markii ay shalay iyo xalay ka jireen dagaallo goos goos ah oo u dhaxee...
Warkii oo dhan »
GANACSADE ABUUKAR CUMAR CADDAAN: “Cali Maxamed Geedi Hawiye Kursi uguma fadhiyo ee Ninkii u dhiibtay ayuu ugu fadhiyaa”
Sabti, April 14, 2007(HOL): Ganacsade Abuukar Cumar Caddaan oo gacan saar la lahaa Maxkamadihii Islaamka ee dabayaaqadii sanadkii hore la wiiqay awood...
Warkii oo dhan »
Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo maanta si gaadmo ah Muqdisho loogu dilay
Sabti, April 14, 2007(HOL): 2 Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si gaadmo ah loogu toogtay Xaafadda Taleex ee M...
Warkii oo dhan »
Odayaasha Beelaha Hawiye oo eedeyn u jeediyay Qaar ka mid ah Dowladaha IGAD
Sabti, April 14, 2007(HOL): Odayaasha Beelaha Hawiye ee ka soo horjeeda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiyaanka ee dalka...
Warkii oo dhan »
QOYSASKA KA SOO BARAKACAYA MAGAALADA MUQDISHO OO FALAL ISUGU JIRA DIL IYO DHACBA KALA KULMA JIDKA ISKU XIRA DEGMADA BUULA BURTE IYO MUQDISHO.
Jimco, 13, April. 2007 (HOL) Waxaa siweyn isu soo taraya Dhibaatada kooxo Burcad ah ay ku hayaan Dadka ku safra watada u dhaxeeya Degmad...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo sheegay in dadkii waxyeellada ka soo gaartay Dagaalladii Muqdisho ay Dowladda Federaalka horay ugu digtay
Jimco, April 13, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa dafiray in ay Ciidamada Dowladda Feder...
Warkii oo dhan »