Wararka Maanta
Dagaal ka qarxay Xaafadda Fagax ee Degmada Yaaqshiid
Khamiis, April 19 2007(HOL): Dagaal aad u culus oo la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa uu ka bilowday Deegaanka Fagax ee Degm...
Warkii oo dhan »
Cabdi Xasan Cawaale Qaydiid oo loo magacaabay Taliyaha Booliiska Soomaaliya
Arboco, April 18 (HOL) - Col. Cabdi Xasan Cawaale (Qaybiid) ayuu R/Wasaare Cali Maxamed Geedi u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska ...
Warkii oo dhan »
Hay'adaha Samafalka ee ka howlgala Gobolka Hiiraan oo lagu eedeynayo in ay ka gaabiyeen wax u qabashada dadka soo barakacay
Arbaco, April 18, 2007(HOL): Waxaa siweyn isu soo taraya Cabashada ku aadan dhibaatado soo food saartay dadka ku soo Barkacay qeybo ka mid ah Gobalka ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Dalka ka dhoofay
Arbaco, April 18, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka amba baxay ma...
Warkii oo dhan »
Waa sidee xaaladda Magaalada Muqdisho kadib dagaalladii xalay ka dhacay?
Arbaco, April 18, 2007(HOL): Xaaladda magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa degan kadib dagaal xooggan oo xalay ku dhexmaray Ciidama...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnaha Golahiisa Wasiirrada
Arbaco, April 18, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa maanta wuxuu isku shaandheyn ku sameeya...
Warkii oo dhan »
Ururrada u dooda Xuquuqda Aadanaha ee ka howlgala Gobolka Hiiraan oo cambaareyn u jeediyay Maamulka Puntland
Talaado, April 17, 2007(HOL): War Qoraal ah oo ay soo saareen Ururada u olaleeya Xuquuqda adanaha ee ka howl-gala Gobalka Hiiraan ayaa waxaa si kulul ...
Warkii oo dhan »
Wada hadallo toos ah oo u furmay Guddi ay iska soo saareen Beelihii dhawaan ku dagaalamay Deegaanka Baar-Moog ee Is-maamulka Soomaalida Itoobiya
Talaado, April 17, 2007(HOL): Wada hadlo Toos ah oo lagu lafa gurayo sidii loo soo Afjari lahaa Khilaaf Mudo ku dhaw 1 sano u dhaxeeyay Beelaha Udeej...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay howlgelineyso Ciidmadii Badda Soomaaliya
Talaado, April 17, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay dib u howlgelineyso Ciidamadii Badda Soomaaliya, kuwaasi oo x...
Warkii oo dhan »
Dadka Muqdisho oo ka walaacsan in ay Dagaallo kale dhacaan
Talaado, April 17, 2007(HOL): Dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee aan weli barakicin ayaa waxay muujinayaan wel wel ku saabsan in ay mar kale magaal...
Warkii oo dhan »