Wararka Maanta

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta meel mariyay Heshiiska Aas aasida Ciidanka Heeganka ah ee Bariga Afrika

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta meel mariyay Heshiiska Aas aasida Ciidanka Heeganka ah ee Bariga Afrika

DEC 03, 2025

Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yee...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo ku dhawaaqay inuu hakiyay codsiga socdaalka 19 dal oo ay Soomaaliya ku jirto

Maraykanka oo ku dhawaaqay inuu hakiyay codsiga socdaalka 19 dal oo ay Soomaaliya ku jirto

DEC 03, 2025

Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa si ku-meel-gaar ah u hakisay dhammaan codsiyada socdaalka ee ka imaanaya 19 dal, sida...

Warkii oo dhan »
Isreal oo markii ugu horraysay uga digtay Soomaaliya arrimaha uu Turkigu ka wado dalkeedka

Isreal oo markii ugu horraysay uga digtay Soomaaliya arrimaha uu Turkigu ka wado dalkeedka

DEC 03, 2025

Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Israa’iil ayaa digniin u dirtay Soomaaliya, iyadoo Shay Gal, oo ah lataliye sare oo katirsan Dowladda Israel,...

Warkii oo dhan »
Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay sababta dowladda aysan uga jawaabin hadallada naceybka leh ee Donald Trump

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka hadlay sababta dowladda aysan uga jawaabin hadallada naceybka leh ee Donald Trump

DEC 03, 2025

Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sharaxaad ka bixiyay sababta ay dowladda Soomaali...

Warkii oo dhan »
Xisbiga Himilo Qaran oo markale si adag uga hadlay burburinta dhulalka danta guud ee magaalada Muqdisho

Xisbiga Himilo Qaran oo markale si adag uga hadlay burburinta dhulalka danta guud ee magaalada Muqdisho

DEC 03, 2025

Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta mar ka...

Warkii oo dhan »
Jarmalka oo si rasmi ah u aqoonsaday Baasaboorka Diblomaasiga ee Soomaaliya

Jarmalka oo si rasmi ah u aqoonsaday Baasaboorka Diblomaasiga ee Soomaaliya

DEC 03, 2025

Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Jarmalka ayaa ku dhawaaqday inay si buuxda u aqoonsatay Baasaboorka Diblomaasiga ee Jamhuu...

Warkii oo dhan »
Masuuliyiinta Minnesota oo Soomaalida ka difaacay eedaha Trump

Masuuliyiinta Minnesota oo Soomaalida ka difaacay eedaha Trump

DEC 03, 2025

Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Mas’uuliyiinta magaalada Minneapolis ayaa sheegay inay jiraan warar rasmi ah oo sheegaya in waaxda socda...

Warkii oo dhan »
Maraykanka oo qaadaya howlgallo gaar ah oo lagu beegsanayo Soomaalida sharci la’aanta ah ee ku nool Minnesota

Maraykanka oo qaadaya howlgallo gaar ah oo lagu beegsanayo Soomaalida sharci la’aanta ah ee ku nool Minnesota

DEC 03, 2025

Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Maraykanka ayaa diyaarinaya howlgal gaar ah oo lagu beegsanayo dadka ajaanibta ah ee ku sugan gobolka Minnesot...

Warkii oo dhan »
Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysnaa ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud

Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysnaa ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud

DEC 03, 2025

Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Taliyaha Ururka 242-aad ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan aha...

Warkii oo dhan »
Trump oo Hadallo Ceebayn iyo Cunsurinimo ah u Jeediyay Soomaalida ku Nool Maraykanka

Trump oo Hadallo Ceebayn iyo Cunsurinimo ah u Jeediyay Soomaalida ku Nool Maraykanka

DEC 03, 2025

Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa mar kale ku celiyay hadallo naceyb iyo kala-sooc ku dhisan oo uu si ...

Warkii oo dhan »