Wararka Maanta
Soomaaliya oo soo Dhaweeysay Arday Suudaani ah oo Deeq Waxbarasho laga siiyay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ku baaqday in la xoojiyo dib u habeynta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay
Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa ku boorrisay dalalka Afrika inay xoojiyaan dadaallada lagu doonayo dib-u-habeynta Gu...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir heer caalami ah oo lagu soo bandhigayo hub casri ah
Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Difaaca Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ay wehlinayaan Taliy...
Warkii oo dhan »Wafdi ka socda UK oo Muqdisho Kulan Wada-tashi ah kula Qaatay Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya
Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Wafdi ka socda dowladda Boqortooyada UK ayaa kulan wada-tashi iyo wadashaqeyn kor u qaadid ah la yeeshay Wasi...
Warkii oo dhan »Dowladda Jarmalka oo lagu wado inay si rasmi ah u aqoonsato Baasaboorka Soomaaliya
Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, Mustaf Dhuxulow, ayaa sheegay in dhow...
Warkii oo dhan »Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Magacaabay Xubnaha Cusub ee Guddiga Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka
Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam, ayaa Magacaabay xubnaha cusu...
Warkii oo dhan »Maamulka Trump oo baaraya in lacagaha canshuurta Minnesota ay gaareen Al-Shabaab
Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Maamulka Trump ayaa baaraya in lacago canshuur ah oo Minnesota laga qaaday ay ku dambeeyeen Al-Shabaab, sida ...
Warkii oo dhan »Taliye Axmed Gaashaan "Maleeshiyaadka beelaha ee Yaaqbariweyne iyo Leego waxay xiriir la sameysteen Al-shabaab "
Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Taliyaha guutada 7-aad ee ciidanka Militariga Soomaaliya Axmed Cabdi Cali Axmed Gaashaan ayaa warbaahinta Qar...
Warkii oo dhan »Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho
Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil gaari oo naxdin leh oo Xalay saqdii dhexe ka dhacay degmada Howlwadaag ee...
Warkii oo dhan »Hoggaamiyaha Daacish oo la ogaaday inuu wali ku dhuumaaleysanayo buuraha Cal Miskaad
Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Warar cusub oo la helay ayaa sheegaya in Cabdulqaadir Muumin, hoggaamiyaha cusub ee ururka ISIS, uu weli ku d...
Warkii oo dhan »