Wararka Maanta
Raiisal Wasaare Geedi oo sheegay in Qaraxii Baydhabo ka dhacay uu ahaa mid lagu Qaarijin rabay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf
Raiisal Wasaare Geedi oo sheegay in Qaraxii Baydhabo ka dhacay uu ahaa mid lagu Qaarijin rabay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Isniin, September 18,...
Warkii oo dhan »
Raiisal Wasaare Geedi oo sheegay in Qaraxii Baydhabo ka dhacay uu ahaa mid lagu Qaarijin rabay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf
Isniin, September 18, 2006(HOL): Raiisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo galabta shir jaraaid ku qabtay magaala...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiinta sare ee Golaha Maxkamadaha Islaamka iyo wafdi uu kuu jiro Madaxweynihii TNG-da oo u amba baxay Dalka Liibiya
Jimco, September 08, 2006(HOL): Waxaa galabta ka amba baxay Magaalada Muqdisho wafdi dhowr iyo 20 xubnood ka kooban oo isugu jira mas’uuliyiin...
Warkii oo dhan »
Banaanbax looga hoorjeeday Ciidamo Shisheeye oo Dalka Soomaaliya la geeyo oo Muqdisho ka dhacay
Talaado, September 05, 2006(HOL): Banaanbax aad u ballaaran oo uu soo qaban qaabiyay Golaha Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed, isla markaana ay ka qey...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in ay Soomaaliya ka joogaan Ciidamo wax tababara oo kaliya
Isniin, September 04, 2006(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Meles Zenawi ayaa dabayaaqadii todobaadkii hore ka sheegay magaalada Kampala e...
Warkii oo dhan »
Shirka Khartoum oo fikrado kala duwan ay ka bixiyeen waxgarad iyo aqoonyahanno ku dhaqan Gobolka Hiiraan
Isniin, September 04, 2006(HOL): Mar kale ayaa waxaa uu wadda hadal uga bilaawaday Magaalada Khartuum ee Dalka suudaan Mas'uuliyiinta Dowlada Federaal...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif oo xalay la kulmay Ururka Muslimiinta Kenya iyo kan Ganacsatada Soomaaliyeed
Isniin, September 04, 2006(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo tan iyo Sabtidii ku sugan magaalada ...
Warkii oo dhan »
Dhinacyada Wadada hadallada uga socdaan dalka Suudaan ee Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka oo rajo is-afgarasho muujinaya
Isniin, September 04, 2006(HOL): Waxaa maalintii seddexaad ku kulansan magaalada Khartoum ee dalka Suudaan labo wafdi oo kala metelaya dowladda Federa...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka oo Magaalada Nairobi ku sugan
Guddoomiyaha Guddiga fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa haatan ku sugan magaalada Nairobi ee dalk...
Warkii oo dhan »