Wararka Maanta

Barre Hiiraale oo Kismaayo kadib xalay gaaray Degmada Baardheere

Barre Hiiraale oo Kismaayo kadib xalay gaaray Degmada Baardheere

SEP 27, 2006

Arbaco, September 27, 2006(HOL): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiyihii Isbaheysiga Dooxadda Jubba Col. Barre Aa...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo loogu deeqay Gaadiid la sheegay in aaney rasaastu karin

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo loogu deeqay Gaadiid la sheegay in aaney rasaastu karin

SEP 27, 2006

Arbaco, September 27, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay maanta Garoonka Diyaaradaha Baydhabo a...

Warkii oo dhan »
Xildhibaan Seeraar oo sheegay in uu hubkiisii ku wareejiyay Maxkamadaha Islaamka, isla markaana Dowladda Federaalka ku tilmaamay mid aanu ka sii mid noqon karin

Xildhibaan Seeraar oo sheegay in uu hubkiisii ku wareejiyay Maxkamadaha Islaamka, isla markaana Dowladda Federaalka ku tilmaamay mid aanu ka sii mid noqon karin

SEP 27, 2006

Arbaco, September 27, 2006(HOL): Xildhibaan Yuusuf Mire Maxamuud Seeraar oo isagoo ku sugan Magaalada Kismaayo u waramayay Idaacadda BBC-da Laanteeda ...

Warkii oo dhan »
Ka faa'iideyso Fadliga Bisha Barakeysan ee Ramadaan

Ka faa'iideyso Fadliga Bisha Barakeysan ee Ramadaan

SEP 26, 2006

Talaado, September 26, 2006(HOL): Illaahey wuxuu na leeyahay Dadka alle iyo Rasuul rumeeyeenow Soon ayaa la idinku waajibiyay sidii loogu waajibiyay k...

Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Minneapolis oo qabtay shir lagu cambaareynayay qaraxii dhawaan lala beegsaday Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Minneapolis oo qabtay shir lagu cambaareynayay qaraxii dhawaan lala beegsaday Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed

SEP 26, 2006

Talaado, September 26, 2006(HOL): Waxaa ka dhacay habeenkii ee Jimcaha ahaa Magaalada Minneapolis Xarunta Brian Coyle shir ay ka soo qeyb galeen Jaali...

Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeedo Maxkamadaha Islaamka oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

Banaanbax looga soo horjeedo Maxkamadaha Islaamka oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

SEP 26, 2006

Talaado, September 26, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubadda Hoose oo ay qabsadeen maxkamadaha Islaamka ayaa shala...

Warkii oo dhan »
RA'IISAL WASAARE GEEDI: “Maxkamadaha Islaamka waxay u dhaqaaqeen in ay baabi'iyaan calaamadihii Qaranka, markii ay Kismaayo qabsadeena waxay hoos u dhigeen Calanka Soomaaliya”

RA'IISAL WASAARE GEEDI: “Maxkamadaha Islaamka waxay u dhaqaaqeen in ay baabi'iyaan calaamadihii Qaranka, markii ay Kismaayo qabsadeena waxay hoos u dhigeen Calanka Soomaaliya”

SEP 26, 2006

Talaado, September 26, 2006(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in ay bur bureen wada hada...

Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo qabsaday Magaalada Kismaayo

Maxkamadaha Islaamka oo qabsaday Magaalada Kismaayo

SEP 25, 2006

Isniin, September 25, 2006(HOL): Ciidamo aad u tiro badan oo ku hubeysan gaadiidka Dagaalka, isla markaana ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka ayaa saa...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Maxkamadaha Islaamka oo ku sii siqaya deegaano ka tirsan Gobollada Jubbooyinka

Ciidamada Maxkamadaha Islaamka oo ku sii siqaya deegaano ka tirsan Gobollada Jubbooyinka

SEP 24, 2006

WAR DEG DEG AH Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka,...

Warkii oo dhan »
Ciidamo hordhac u ah Maxaakiimta Islaamiga ah oo soo gaaray Magaalada Jillib ee Gobolka Jubbada Dhexe

Ciidamo hordhac u ah Maxaakiimta Islaamiga ah oo soo gaaray Magaalada Jillib ee Gobolka Jubbada Dhexe

SEP 23, 2006

Sabti, September 23, 2006(HOL): Sida ay xaqiijiyeen illo xog ogaal ah waxaa soo gaaray magaalada Jillib ee gobolka Jubbada Dhexe gaadiidka dagaalka oo...

Warkii oo dhan »