Wararka Maanta
Shariif Shiikh Axmed oo Yemen ku sii jeeda
Talaado, December 12, 2006(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa la filayaa in uu saacadaha soo soc...
Warkii oo dhan »
Maxaa ka jira in Qariidadii ay soo Bandhigeen Xildhibaanada Dowladda Federaalka ee Muqdisho ku sugan ay ahayd mid la been abuuray?
Talaado, December 12, 2006(HOL): Maalintii dorraad ahayd waxaa magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabaty Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka ...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo Maxkamadaha Islaamka ku eedeysay in ay isku balllaarinayaan deegaano ay ka taliso
Isniin, December 11, 2006(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliyaa ayaa warsaxaafadeed ay maanta soo saartay waxay ku eedeysay Maxkamadaha Islaamka oo sh...
Warkii oo dhan »
Waaxda Dib u dhiska Maxkamadaha Islaamka oo sheegtay in ay heshiisyo la soo gashay Shirkado dib u dhiska ka shaqeeya
Isniin, December 11, 2006(HOL): Xoghayaha Waaxda Dib u dhiska Maxkamadaha Islaamka Inj. Cumar Maxamuud Af-dooje oo maanta Muqdisho dib ugu soo laabtay...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan oo gubay Qaadkii ugu badnaa tan iyo markii la mamnuucay
Isniin, December 11, 2006(HOL): Tan iyo markii laga mamnuucay gudaha magaalada B/weyn ka ganacsiga iyo cunista Qaadka, ayaa markii ugu horeysay waxaa ...
Warkii oo dhan »
Haweenka Soomaaliyeed ee Gobolka Banaadir oo ka shiray xaaladda uu ku sugan yahay Dalka Soomaaliya
Isniin, December 11, 2006(HOL): Waxaa maanta shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho Haweenka Gobolka Banaadir, kuwaasi oo wax iska dhahayay xaaladda uu ma...
Warkii oo dhan »
Dad laga bara-kiciyay agagaarka Xarunta Madaxweyne C/llaahi ee Magaalada Baydhabo oo dhibaato nololeed ay soo wajahday
Isniin, December 11, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay xaalad nololeed oo aad u adag ay soo wa...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanada Dowladda Federaalka ee Muqdisho ku sugan oo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ugu baaqay in uu ka soo baxo ballantii uu ka qaaday Shacabka Soomaaliyeed
Isniin, December 11, 2006(HOL): Xildhibaanadan oo shir labo maalmood socday ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa gunaanadkii shirkooda waxay ka soo saar...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo maanta laga xusay Baaqa Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha
Axad, December 10, 2006(HOL): Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha ayaa maanta Muqdisho uga dabaaldegtay sanadguuradii 58aad ee ka soo ...
Warkii oo dhan »
Ardayda Kuliyadda Caafimaadka Jaamcadda Banaadir ayaa Deeq Dawo ah gaarsiiyay dadka ay waxyeelada ka soo gaartay Fatahaadaha
Axad, December 10, 2006(HOL): Ardayda Kuliyada caafimaadka iyo qaliinka ee Jaamacada Benaadir ayaa deeqda dawo ah oo isugu jirtay daawooyinka Maqaarka...
Warkii oo dhan »