Wararka Maanta
Midowga Afrika oo ku baaqay in ciidamo nabadeed lagu taageero Dowladda Federaalka Soomaaliya
Khamiis, December 14, 2006(HOL): Wadamo badan oo ka socda dalalka leh Harooyinka waa weyn ee Afrika oo shir labo maalmood socon doona uu uga furmay Ma...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Yemen oo sheegay in ay dowladdiisa diyaar u tahay gacan siinta Soomaaliya
Khamiis, December 14,2006(HOL): Madaxweynaha Dowladda Yemen Cali Cabdalla Saalax oo kulan kula yeeshay magaalada Cadan ee dalka dalkaasi Guddoomiyaha ...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka oo Yemen gaaray
Arbaco, December 13, 2006(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray da...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka oo maanta lagu soo dhaweeyay Deegaanka Ufurow ee gobolka Bay
Arbaco, December 13, 2006(HOL): Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha Islaamka ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay deegaanka Ufurow ee gobolka Bay, iy...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo dadaal ugu jira sidii ciidamo shisheeye loogu soo diri lahaa Soomaaliya
Arbaco, December 13, 2006(HOL): Ra’iisal Wasaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in Maxkamadaha Islaamka aysan...
Warkii oo dhan »
Beeraleyda inta u dhaxeysa Degmooyinka Balcad iyo Afgooye oo deeq gaarsiiyay dad ku dhibaateysan Tuulooyin hoos yimaada Degmada Balcad
Arbaco, December 13, 2006(HOL): Beeraleyda Beeraha ku leh inta u dhaxeyso Degmooyinka Balcad iyo Afgooye ee gobollada Shabeelaha Dhexe iyo Shabeelaha ...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo Maxkamadaha Islaamka ku eedeeyay in ay ciidamo shisheeye ku daabulayaan deegaanada Buur-Hakaba iyo Diinsoor
Talaado, December 12, 2006(HOL):Ra’iisal Wasaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Ba...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo muddo todobo maalmood ah u qabtay Ciidamada Itoobiya in ay dalka Soomaaliya uga baxaan
Talaado, December 12, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka ee fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho ayaa maanta daboolka ka qaaday in ay muddo todobaa...
Warkii oo dhan »
Shaqaalihii hore ee Dekedda Muqdisho oo cabasho muujinaya
Talaado, December 12, 2006(HOL): Shaqaalihii ka howlgeli jiray Dekedda weyn ee Muqdisho ayaa waxay cabasho ka muujinayaan tixgelin la’aan ay Maxkama...
Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in Maxkamadaha Islaamka bartilmaameedkooda uu yahay in ay dalka Soomaaliya ka difaacaan cadaw ku soo duulaya
Talaado, December 12, 2006(HOL): Guddoomiyaha Golaha Shuurada Maxkamadaha Islaamka Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in bartilmaameedka Maxkamada...
Warkii oo dhan »