Wararka Maanta
Yaa Qaadaya Mas'uuliyadda Qaraxyada ka dhacaya Magaalada Mudqisho?
Talaado, February 20, 2007(HOL): Inskatoo Dowlada federaalku gacanta ku wada heyso guud ahaan dalka soomaaliya oo xitaa ay ku jirto caasimada mu...
Warkii oo dhan »
Dadkii ugu badnaa maanta ka bara-kacay Magaalada Muqdisho
Talaado, February 20, 2007(HOL): Dadkii ugu badnaa ayaa maanta waxay ka bara-kaceen magaalada Muqdisho kadib markii xalay dushooda la isugu adeegsaday...
Warkii oo dhan »
Ban Ki-moon oo ugu baaqay Dowladda Federaalka in ay wada hadal la gasho Hoggaamiyayaasha Qunyar socodka ah ee Maxkamadihii Islaamka
Talaado, February 20, 2007(HOL): Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-moon ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya Col. ...
Warkii oo dhan »
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegtay in aysan madaafiic waa weyn ku ridin Dadka Rayidka ah
Talaado, February 20, 2007(HOL): Inkastoo shacabka Magaalada Muqdisho aysan xalay ka seexan madaafiic waa weyn oo looga soo riday dhinaca fariisimada ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo la kulmay Ra'iisal Wasaaraha Ingiriiska
Talaado, February 20, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa magaalada London ee dalka Britain wuxuu kulan ...
Warkii oo dhan »
Duqa Magaalada Muqdisho oo wax laga xumaado ku tilmaamay duqeyntii xalay Muqdisho ka dhacday
Talaado, February 20, 2007(HOL): Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Xasan Cali (Cadde) oo ka hadlay duqeyntii xalay ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa w...
Warkii oo dhan »
Dadka Muqdisho oo xalay aan ka seexan daryanka Madaafiic waa weyn oo lagu duqeynayay Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho
Talaado, February 20, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xalay madaafiic xooggan waxay...
Warkii oo dhan »
Madaafiic xooggan oo caawa la isku weydaarsaday Magaalada Muqdisho
Isniin, February 19, 2007(HOL): Kooxihii Muqaawamada ahaa ee ka soo horjeeday ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinay...
Warkii oo dhan »
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegtay in ay maalmaha soo socda wax ka qabaneyso Ammaanka Magaalada Muqdisho
Isniin, February 19, 2007(HOL): Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay maalmaha soo socda wax weyn ka qaban d...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo soo jeediyay in Xildhibaano si sharci darrada ah uga maqan Fadhiyada Baarlamaanka la bedelo
Isniin, February 19, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) oo maanta shir guddoominayay kul...
Warkii oo dhan »