Wararka Maanta
Muqdisho iyo Cabsi Dadka ku nool la soo derista habeenkii
Axad, February 25, 2007(HOL): Dadku inta badan ma seexdaan habeenkii, waxayna iska jiraan in iyagoo hurdaya ay bilowdaan madaafiicda ay labadaas dhina...
Warkii oo dhan »
Afhayeenkii Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo xilkii iska wareejiyay
Sabti, February 24, 2007(HOL): Afhayeenkii hore ee Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ninka lagu magacaabo Yuusuf Ismaaciil Bari-Bari ayaa maanta xilkii...
Warkii oo dhan »
C/rashiid Cali Ceynaanshe oo Xoriyaddiisii dib u helay kadib 18 cisho oo af-duub lagu heystay
Sabti, February 24, 2007(HOL): C/rashiid Cali Ceynaanshe oo ka mid ahaa mas'uuliyiinta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa xoriyaddiisii dib u helay k...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo maanta degan balse ay dadku ka qaxayaan
Sabti, February 24, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ayaa maanta degan kadib markii uu shalay maqribnimadii dagaal xooggan ka dhacay, kaasi o...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo Baydhabo ku laabtay
Sabti, February 24, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ...
Warkii oo dhan »
Dagaal xooggan oo caawa Muqdisho ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Maleeshiyooyin hubeysan
Jimco, February 23, 2007(HOL): 7 ruux ayaa geeriyootay tiro kale oo intaas ka badanna waa ay dhaawacmeen kadib markii uu dagaal xooggan ku dhexmaray n...
Warkii oo dhan »
Khasaaraha Dagaalkii ka dhacay Maar-Moog oo sii kordhaya iyo maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay
Jimco, February 23, 2007(HOL): Wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya Qasaaraha dagaalkii dhawaan ku dhax-maray deegaanka Baar-magoog oo ka tirsan dh...
Warkii oo dhan »
Qadiibkii Masjidka Isbaheysiga Islaamka oo la sii daayay
Jimco, February 23, 2007(HOL): Waxaa la sii daayay oo xoriyaddiisii dib u helay Qadiibkii Masjidka Isbaheysiag Shiikh C/raxmaan Culusow (Shariifka oo ...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Madaniga Xaafadaha Muqdisho oo dagaal kula jira kooxaha madaafiicda ka dhex tuura
Jimco, February 23, 2007(HOL): Ciidamada Madaniga Xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa dagaal xooggan kula jira kooxaha ku kacsan Dowladda Federaalka ee ...
Warkii oo dhan »
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay wakiillo ka socday Bahda Saxaafadda
Jimco, February 23, 2007(HOL): Kulan ay soo agaasintay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo looga hadlayay sida ay saxaafadd...
Warkii oo dhan »