Wararka Maanta
Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadaha Islaamka oo booqday Degmada Buur-Hakaba
Talaado, October 24, 2006(HOL): Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadaha Islaamka ayaa shalay gelinkii dambe waxay booqasho ku tageen degmada Buur-hakaba ...
Warkii oo dhan »
Sidee looga ciiday Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraaan?
Isniin, October 23, 2006(HOL): Gobalka Hiiraan oo inta badan la arki jiray marka la gaaro bilaha ciida in laysku khilaafo, ayaa sanadkan waxaad moodda...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo si rasmi ah xariga uga jaray Radiyo Muqdisho oo lagu wareejiyay
Isniin, October 23, 2006(HOL): Waxaa maanta lagu qabtay Xaruntii Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliyeed Xaflad lagu furayay Radio Mogadishu oo tan iyo wi...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo maanta si aan khilaaf lahayn looga ciiday
Isniin, October 23, 2006(HOL): Waxaa maanta markii ugu horeysay si khilaaf la’aan ah looga ciiday Magaalada Muqdisho oo xiliyadii hore ay dhici jirt...
Warkii oo dhan »
Shiikh Shariif oo Jowhar u jooga xalinta khilaaf soo kala dhexgalay Maamul halkaas ka jira
Axad, October 22, 2006(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo magaalada Jowhar ...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Degmada Buur-Hakaba oo degan kadib dagaalkii shalay
Axad, October 22, 2006(HOL): Xaaladda Magaalada Buur-Hakaba ee gobolka Bay ayaa degan kadib markii uu halkaas shalay dagaal ku dhexmaray Ciidamo ka am...
Warkii oo dhan »
Ciidamo u kala daacad ah Barre Hiiraale iyo kuwa Maxkamadaha Islaamka oo Bu'aale ku dagaalamay
Axad, October 22, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Degmada Bu'aale ee gobolka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in ay halkaasi ku dagaalameen Ciidamo u ka...
Warkii oo dhan »
Shirka Khartoum oo u muuqda mid rajadiisa qabsoomida sii xumaaneyso
Sabti, October 21, 2006(HOL): Iyadoo maalmo uun ay inaga xigaan waqtigii loo balan sanaan in mar kale laysugu tago wajigii sadaxaad shirka agaalada Kh...
Warkii oo dhan »
Gabdho Soomaaliyeed oo deeq raashin ah gaarsiiyay Dad soo barakacay oo ku sugan gudaha Soomaaliya
Sabti, October 21, 2006(HOL): Sucaad Shiikh Cali iyo Xabiibo Maxamed oo ku kala nool Dalalka Mareykanka Ingiriiska ayaa waxaa ay kaalmo gargaar ...
Warkii oo dhan »
UNHCR oo ka qeylineysa Tahriibayaal isku biimeynaya Badda Cas
Sabti, October 21, 2006(HOL): Iyadoo uu maamul goboleedka Puntland qaaday tallaabo uu ku joojinayo dadka Tahriibka ee Doomaha ka raaca Xeebaha Boosaas...
Warkii oo dhan »