Wararka Maanta
Dowladda Federaalka oo soo dhaweysay Qaraarka uu Mareykanka ku doonayo in Ciidamo Shisheeye loogu diro Soomaaliya
Sabti, December 02, 2006(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa waxay shaaca ka qaaday in a...
Warkii oo dhan »
Dowladda Uganda oo sheegtay in aaney ciidamo u diri karin Soomaaliya
Sabti, December 02, 2006(HOL): Wasiirka Gaashaandhigga Uganda Mr. Crispus Kiyonga ayaa u sheegay Baarlamaanka Dalkiisa in dowladdiisa ay kala shaqeyne...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo la wareegay Degmo kale oo ku dhow fariisinka Dowladda Federaalka Soomaaliya
Sabti, December 02, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka ayaa ku dhawaaqay in ay maanta la wareegeen gacan ku heynta Degmada Diinsoor oo ka tirsan G...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in qaraxii dhawaan ka dhacay duleedka Baydhabo ay ka dambeeyeen Ciidamada Itoobiya
Sabti, December 02,2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka ayaa iska fogeeyay eedeyntii ay u soo jeedisay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee ahayd in ...
Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo u ololeyneysa in Ciidamo Nabad ilaaliyayaal ah loo diro Soomaaliya
Sabti, December 02,2006(HOL): Dowladda Mareykanka ayaa u ololeyneysa in ciidamo nabad ilaalin ah loo diro Dalka Soomaaliya, si ay u caawiyaan dowladda...
Warkii oo dhan »
Qoysaskii ka barakacay Fatahaaddii Webiga Shabeelle ee Magaalada Beledweyne oo u muuqda kuwo ku qasban in ay dib guryahoodii ugu laabtaan
Jimco, December 01,2006(HOL): Waxaa inta badan hada ay Qoysasku bilaabeen in ay dib ugu soo laabtaan guryahoodii, ka dib markii Maamulayaasha du...
Warkii oo dhan »
Qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Baydhabo oo dad loo xirxiray
Jimco, December 01,2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in dad loo xir xiray qaraxii shalay ka dhacay k...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka baxsaday maxkamadaha Islaamka oo u galay Dowladda Federaalka
Jimco, December 01,2006(HOL): Ciidamo ka tirsanaa Maxkamadaha Islaamka, gaar ahaana Maxkamadda Al-Bayaan ee hoos tagta Midowga Maxkamadaha Islaamka So...
Warkii oo dhan »
Qarax ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Magaalada Baydhabo
Khamiis, November 30, 2006(HOL) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in uu halka laga galo Magaaladaas, gaar ahaan...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in ay Baydhabo sii saarnaaneyso Cunaqabateynta Shidaalka
Khamiis, November 30, 2006(HOL) Golaha Maxkamadaha Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in ay magaalada Baydhabo sii saarnaaneyso cunaqabateynta dhinaca shi...
Warkii oo dhan »