Wararka Maanta

Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo sheegay in ay Saldhigyada Booliska Magaalada Muqdisho ay howlgeliyeen

Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo sheegay in ay Saldhigyada Booliska Magaalada Muqdisho ay howlgeliyeen

JAN 22, 2007

Isniin, January 22, 2007(HOL): Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir G/lle sare Cali Saciid Shiikh Xasan ayaa sheegay in ay ciidamo Boolis ah g...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwo Itoobiyaanka oo howlgallo ka sameeyay Xaafadda Suuqa Xoolaha, iyadoo halkaasina ay iska caabin kala kulmeen

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwo Itoobiyaanka oo howlgallo ka sameeyay Xaafadda Suuqa Xoolaha, iyadoo halkaasina ay iska caabin kala kulmeen

JAN 22, 2007

Isniin, January 22, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee Magaalada Muqdisho kula sugan ayaa saakay waxay howlgallo hub...

Warkii oo dhan »
Ibraahim Kiish Buur oo noqday Xildhibaankii ugu horeeyay oo isu soo taagay qabashada Xilka Guddoomiyenimada Baarlamaanka Soomaaliya

Ibraahim Kiish Buur oo noqday Xildhibaankii ugu horeeyay oo isu soo taagay qabashada Xilka Guddoomiyenimada Baarlamaanka Soomaaliya

JAN 22, 2007

Isniin, January 22, 2007(HOL): Iyadoo Guddi loo magacaabay qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya uu shalay soo qadimay shuruud...

Warkii oo dhan »
Wadamada  Khaliijka oo joojiyay in ay qaataan Xoolaha Soomaalida

Wadamada Khaliijka oo joojiyay in ay qaataan Xoolaha Soomaalida

JAN 21, 2007

Axad, January 21, 2007(HOL): Wadamada Khaliijka oo inta badan loo iib geyn jiray Xoolaha Nool ee Soomaalida iyo weliba Hilibkooda  ayaa todobaadk...

Warkii oo dhan »
Dowladda Kenya oo Dowladda Federaalka u gacan gelisay dad looga shakisan yahay in ay gacan saar la lahaayeen Maxkamadihii Islaamka

Dowladda Kenya oo Dowladda Federaalka u gacan gelisay dad looga shakisan yahay in ay gacan saar la lahaayeen Maxkamadihii Islaamka

JAN 21, 2007

Axad, January 21, 2007(HOL): Dowladda Kenya ayaa u gacan gelisay Dowladda Federaalka Soomaaliya ilaa 30 ruux oo looga shakisan yahay in ay xiriir la l...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo ugu baaqay Dowladda Federaalka in ay wada hadallo la furto qunyar socodka Maxkamadihii Islaamka

Mareykanka oo ugu baaqay Dowladda Federaalka in ay wada hadallo la furto qunyar socodka Maxkamadihii Islaamka

JAN 21, 2007

Axad, January 21, 2007(HOL): Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Magaalada Nairobi Mr. Michael Ranneburger ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soom...

Warkii oo dhan »
Uganda oo sheegtay in ay labo todobaad gudahood ay Ciidamo u direyso Soomaaliya

Uganda oo sheegtay in ay labo todobaad gudahood ay Ciidamo u direyso Soomaaliya

JAN 21, 2007

Axad, January 21, 2007(HOL): Dowladda Uganda ayaa shaaca ka qaaday in ay muddo labo Todobaad gudahood ah ay ciidamo u direyso soomaaliya, si ay uga mi...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo u dhoofay Dalka Suudaan

Ra’iisal Wasaare Geedi oo u dhoofay Dalka Suudaan

JAN 20, 2007

Sabti, January 20, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa maanta u amba baxay Magaalada Kharto...

Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo saacadaha soo socda hubkiisa ku wareejinaya Dowladda Federaalka

Maxamed Dheere oo saacadaha soo socda hubkiisa ku wareejinaya Dowladda Federaalka

JAN 20, 2007

Sabti, January 20, 2007(HOL): Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo ka mid ahaa Hoggaamiye kooxeedyadii ay Maxkamadaha Islaamka ka ceyrsadeen deega...

Warkii oo dhan »
Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Guddi u magacaabay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka

Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Guddi u magacaabay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka

JAN 20, 2007

Sabti, January 20, 2007(HOL): Guddi 15 xubnood ka kooban oo soo diyaarin doona doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta looga dhawa...

Warkii oo dhan »