Wararka Maanta
Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo sheegay in uusan is-dhiibin balse uu Kenya ku tegay Xiriir lala soo sameeyay
Jimco, February 02, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ee d...
Warkii oo dhan »
Madfac ku dhacay Dugsi Qur’aan oo sababay dhimasho iyo dhaawac
Jimco, February 02, 2007(HOL): Hal ruux ayaa dhintay 7 ruux oo kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii uu saakay madfac habow ah oo aan la ogeyn meel l...
Warkii oo dhan »
Kulan looga hadlayay Mideynta Bulshada Gobolka Hiiraan oo Magaalada Beledweyne lagu qabtay
Jimco, February 02, 2007(HOL): Kulanka oo ahaa mid marka dhan laga eego xasaasi ah ayaa waxaa ka soo qeyb-galay qeybaha kala duwan ee bulshada s...
Warkii oo dhan »
Xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho oo xalay madaafiic lagu garaacay
Jimco, February 02, 2007(HOL): Xaafado dhowr ah oo magaalada Muqdisho ku yaala ayaa habeenkii xalay ahaa lagu garaacay Madaafiic Hoobiyayaal u badnaa,...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Uganda oo laga sugayo in uu si buuxda u ansixiyo Ciidamada uu Dalkiisa u dirayo Soomaaliya
Khamiis, January 01, 2007(HOL): ilaa 1,400 oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Uganda ayaa la qorsheynayaa in loo diro dalka Soomaaliya horaanta bisha soo...
Warkii oo dhan »
Kenya oo difaacday go'aanka ay ku heysato Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan
Khamiis, January 01, 2007(HOL): Dowladda Kenya ayaa difaacday go'aanka ay ku heyso Ganacsade Abuukar Caddaan oo la sheegay in uu dhinaca Maaliyadda ka...
Warkii oo dhan »
Dad taageerayay Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu rasaaseeyay Degmada Xudur
Khamiis, January 01, 2007(HOL): Dadweyne aad u faro badan oo isugu soo baxay in ay taageeraan Guddoomiyaha cusub ee loo doortay Baarlamaanka Soomaaliy...
Warkii oo dhan »
Dab khasaare Hantiyeed geystay oo xalay ka kacay Degmada Xamar-weyne
Khamiis, January 01, 2007(HOL): Dabkan oo ka dhashay Fiilooyin Koronto ah ayaa wuxuu baabi’iyay ilaa seddex dukaan oo ku yaalay xaafadda Koodka ee D...
Warkii oo dhan »
XILDHIBAAN CUMAR XAASHI: “Doorashada Guddoomiyenimada Baarlamaanka ee Shiikh Aadan Madoobe waxaa ay dhameystirtay qorshe qabyo ahaa oo ay Itoobiya ka leedahay Soomaaliya”
Khamiis, January 01, 2007(HOL): Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee sida weyn uga soo horjeeda qaabkii...
Warkii oo dhan »
Shiikh Aadan Madoobe oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya
Arbaco,January 31,2007(HOL): Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta isugu tegay Xarunta Baarlamaanka ee Magaalada Baydhabo, si ay u kala door...
Warkii oo dhan »