Wararka Maanta
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra'iisal Wasaare Geedi oo Isbitaalka Baydhabo ku booqday Saraakiil ku dhaawacantay Qarax shalay ka dhacay Magaalada Kismaayo
Isniin, February 12, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa maanta ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ku hubeysan Gawaarida Dagaalka oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Matabaan
Isniin, February 12, 2007(HOL):Sida uu u xaqiijiyay HOL Gudoomiyaha degmada Matabaan C/laahi Warsame Daba-gooye waxaa habeenimadii xalay mar kal...
Warkii oo dhan »
Magaalada Kismaayo oo xalay Bandow ku jirtay
Isniin, February 12, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya inay xalay magaaladaas bandow ku ji...
Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay Sharci lagula dagaalamayo Argagixisada iyo mid Dib-u-heshiisiinta quseeya
Isniin, February 12, 2007(HOL): Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa waxay ansixiyeen sharci ...
Warkii oo dhan »
Weerarro Madaafiic loo adeegsaday oo Dad ay ku dhinteen oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho
Isniin, February 12, 2007(HOL): Habeenkii xalay ahaa Magaalada Muqdisho waxaa ka jiray weerarro madaafiic loo adeegsaday, kuwaasi oo ay ku waxyeeloobe...
Warkii oo dhan »
Qarax ka dhacay magaalada Kismaayo oo ay ku dhaawacmeen Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka
Axad, February 11, 2007(HOL): Qaraxan oo ahaa bambo gacmeed ayaa waxaa uu ka dhacay Fagaaraha Beerta Xoriyadda Magaalada Kismaayo, xili ay halkaas ku ...
Warkii oo dhan »
Wejigii ugu dambeeyay ee Dib-u-heshiisiinta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo ka bilowday Magaalada Cadaado
Axad, February 11, 2007(HOL): Waxaa maalintii shalay ahayd ka furmay magaalada Cadaado shirkii dib-u-heshiisiinta ahaa ee Goboladda Mudug iyo Ga...
Warkii oo dhan »
Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe oo nabadeglyo darro laga soo sheegayo
Axad, February 11, 2007(HOL): Tan iyo wixii ka dambeeyay markii maamulkii Maxamed Dheere laga wareejiyay Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa soo baxay...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka oo howlgallo ka bilaabay Magaalada Muqdisho
Axad, February 11, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinaya ayaa waxay bilaabeen in ay howlgallo ka sameey...
Warkii oo dhan »
Weerarro Madaafiic loo adeegsaday oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Sabti, February 10, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka dhacay weerarro madaafiic loo adeegsaday oo qaarkood lala beegsaday garoonka di...
Warkii oo dhan »