Wararka Maanta

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Dowladda Uganda oo maanta lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

MAR 06, 2007

Talaado, March 06, 2007(HOL): Cutubyadii ugu horeeyay ee Ciidamo ay Dowladda Uganda u dirtay Dalka Soomaaliya ayaa maanta ka degay garoonka Diyaaradah...

Warkii oo dhan »
Madaafiic lagu weeraray garoonka diyaaradaha Muqdisho wax yar kadib markii ay ka soo degeen Ciidamo ka socday Dowladda Uganda

Talaado, March 06, 2007(HOL): Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta lagu weeraray madaafiicda hoobiyaha loo yaqaano xili ay halkaasi ka degayeen C...

Warkii oo dhan »
Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho oo maanta dib u howl-bilaabaya

Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho oo maanta dib u howl-bilaabaya

MAR 06, 2007

Talaado, March 06, 2007(HOL): Munaasabad shalay lagu qabtay Xarunta Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho ayaa looga dhawaaqay in xabsigu uu maanta dib ...

Warkii oo dhan »
Muqdisho oo ay ku soo badanayaan Dilalka loo geysto Dadka Rayidka ah

Muqdisho oo ay ku soo badanayaan Dilalka loo geysto Dadka Rayidka ah

MAR 06, 2007

Talaado, March 06, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ayaa saacadihii aynu ka soo gudubnay waxaa ka dhacay dilal loo geystay dad rayid ah oo aan waxba gala...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya

Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya

MAR 06, 2007

Talaado, March 06, 2007(HOL): Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa  Wareysi uu siiyay Wakaaladda Wararka AP waxaa uu ku sheegay in uu...

Warkii oo dhan »
Ciidamadii ugu horeeyay ee Uganda ka socda oo Daqiiqado ka hor  ka degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Ciidamadii ugu horeeyay ee Uganda ka socda oo Daqiiqado ka hor ka degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

MAR 06, 2007

Talaado, March 06, 2007(HOL): Labo diyaaradood oo mid ka mid ah  ay waday Gawaarida Gaashaaman ee Ciidamada Uganda ayaa saakay ka degay garoonka ...

Warkii oo dhan »
Falal Dil ah oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

MAR 05, 2007

Isniin, March 05, 2007(HOL): Falal dil ah oo loo geystay dad rayid ah iyo Sarkaal  ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa maanta siyaabo ...

Warkii oo dhan »
Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo ku talo bixisay in Shirka Dib-u-heshiisiinta lagu wareejiyo Siyaasiyiin aan damac lahayn iyo Oday Dhaqameedyo

Isniin, March 05, 2007(HOL): Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo jeedisay in shi...

Warkii oo dhan »
Dib u heshiisiinta ay Dowladda Federaalka ku baaqday ma waxaa la oran karaa waa mid Beesha Caalamka lagu qancinayo mise waa mid xal loogu raadinayo Umadda Soomaaliyeed

Isniin, March 05, 2007(HOL): Marka dhab ahaan la eego Xaalada soomaaliya xiligan waa mid mareysa  heer wax walba la filan karo, lakiin hadana&nbs...