Bashiir Goobe oo xil loo magacaabay

Cabirka Farta
Bashiir Goobe oo xil loo magacaabay

Isniin, Augusto, 26, 2019 (HOL)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) u magacaabay Maareeyaha Guud ee Wakaaladda Hormarinta Dhismaha Soomaaliyeed.

newsinsideWareegtada magacaabiista ayaa sidoo kale magaca looga beddelay wakaaladda dhismaha Soomaaliyeed, oo wixii hadda ka dambeeya loogu yeeri doono wakaaladda Hormarinta Dhismaha Soomaaliyeed.

Magacaabiista Sareeyo Guud Bashiir Goobe , ayaa ku soo aadday maalmo kaddib markii xilka taliyaha ciidanka Asluubta laga qaadday.

Hoos ka akhri wareegtada magacaabiista;


Bashiir Goobe oo xil loo magacaabay
Bashiir Goobe oo xil loo magacaabay

Iman Mohamed Jama, Hiiraan Online

[email protected]