4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, April 3, 2024

Arbaco, Apriil, 3, 2024 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya, Danjire Mesganu Arga, ayaa magaalada Addis Ababa kusoo dhoweeyay wafdi wasiirro ah oo uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 2, 2024

Talaado, Apriil, 2, 2024 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu Aden Faarax u magacaabay Madaxa Xafiiska Dhismaha Dimuquraaddiyadda Itoobiya, sida lagu sheegay war kasoo baxay Xafiiska Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, April 1, 2024

Isniin, Apriil, 1, 2024 (HOL) - Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing ayaa sheegtay mustaqbalka Soomaaliya inuu halis ku jiro. Waxay sheegtay dalku inuusan horey u socon karin Puntland oo aan si buuxda oo loo wada dhan yahay qeyb uga ahayn.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 31, 2024

Axad, Maarso, 31, 2024 (HOL) - Beesha caalamka ayaa bogaadisay soona dhoweysay dib u eegista dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya, iyagoo ku ammaanay dowladda Soomaaliya inay qaadday tallaabo muhiim ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 30, 2024

Sabti, Maarso, 30, 2024 (HOL) - Baarlamaanka labada Aqal ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay afarta cutub ee wax ka beddelka Dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 29, 2024

Jimco, Maarso, 29, 2024 (HOL) - Madaxweynayaashii hore ee dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheikh Axmed ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud inuu dhegaha ka furaystay baaqyadii ay u jeediyeen ee ku aaddanaa hannaanka loo marayo dib u eegista dastuurka dalka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]