More Articles
Axad, April, 21, 2024 (HOL) - Kooxda Daacish ayaa sheegatay in dagaalyahanadooda ay weerarro ku qaadeen xarumaha kooxda Alshabaab ee gudaha Soomaaliya, ayna ku dileen in ka badan 50 xubnood oo ay ku jiraan taliyayaal muhiim ah.
Warkii oo dhan
Sabti, April, 20, 2024 (HOL) - Gaari nooca aanan xabada karin oo ku xareysnaa Xero gaadiidka la dhigo oo ku taala agagaarka Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho ayaa maanta laga dhex helay meydadka laba ruux.
Jimco, April, 19, 2024 (HOL) - Shirkii golaha wadatashiga qaranka ee uu dhawaan iclaamiyay madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxanuud oo lagu waday in berito uu ka furmo Muqdisho ayaa la sheegay inuu u baaqday sababo farsamo awgood.
Khamiis, April, 18, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare badan geystay oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka dhacay deegaano ku yaala xadka ay wadaagaan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Arbaco, April, 17, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa sheegay inuu kalsoonidii kala noqday xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka ee kasoo horjeeda go'aannada ay Puntland ka qaadatay xiriirka dowladda federaalka.
Talaado, April, 16, 2024 (HOL) - Turkiga ayaa sheegay inuu si degdeg ah u bilaabayo tababarka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan booliiska gaarka ah ee Haramacad.