| Cabdiraxmaan Ceynte Washington Monday, July 06, 2009 |
| |
| |
Haddaba mashruucii Islaamka siyaasiga ah ee Somalia, ee hanaqaaday ku dhawaad nus-qarni kahor, ma la dhihi karaa waa mid fashilmay, sidaas daraaddeedna ay tahay in wadaaddadu ay hoggaanka dalka uga beyraan jiilka aan siyaasad-diineedka u jajabneyn?
Su’aashaas, iyo su’aalo kale oo ay kamid yihiin Jihaadka, is-qarxinta iyo fulinta xuduudaha ama ciqaabaadka Shareecada Islaamka, waxaan ila gorfeynaya saddex kamid ah culimada ugu aqoonta iyo aragtida suubban Soomaalida.
Sh. Cumar Faaruuq Xaaji Cabdi-Suldaan Xaaji Max’ud waa caalim Soomaaliyeed oo ku nool dalka Sucuudiga.
Sh. Max’ed Garyare wuxuu kamid yahay aabbayaasha Baraarugga Islaamiga ah ee Somalia, wuxuu hadda ku nool yahay dalka Canada.
Sh. Max’ed Cabdi-Dahir Cali, wuxuu imam ka yahay masjid ku yaalla magaalada Cardif ee dalka Britain, wuxuuna taariikh dheer ku leeyahay dhaqdhaqaaqyada Islaamiga ah ee Somalia.
Xigasho: VOA, July 06, 2009