advertisements

Hiiraan Peace Caravan - Socdaalka Nabadda ee Gobolka Hiiraan

“Consolidating Local Peacebuilding Initiatives” 

Socdaalka Nabadda ee Jalalaqsi, Buulburte iyo Buqda Caqable - May 25-27, 07


 

Despite the absence of a long term political settlement between various actors and clans, there is no major active interclan conflict in most districts of Hiiraan Region. Most of the districts enjoyed fragile peace negotiated by community consensus and maintained through the continued reconciliation efforts of the traditional leaders. Hiiraan region can be classified as a zone of transition. Center for Research and Dialogue- Somalia (CRD) with help of the traditional elders have successfully facilitated number of reconciliation processes among major clans in the region, these include; Maxaas Accord, Inter-Galjecel Dialogue, Cross-border mediation process.  (Read Full Report)


SocdaalkaNabadda ee Gobolka Hiiraan 
Adkeynta Asaaska Nabadda

Enlarge Picture (Sawirka Weyneyso)

 

Inkstoo ayan jirin deganaansho rashmi ah, hadana degaanka Golobka Hirran waxaa uu ka mid yahay deegaanada Soomaaliya ee ay ka jirto Nabad-xadidan. Odoyaal dhaqameedka iyo urururada Bulshada rayidka ah waxaa ay ku guulaysteen in ay nabadaas ilaaliyaan. Colaado fara badan oo ka dhacay deegaanka waxaa lagu guuleysaty in la xaliyo. Xarunta Cilmi Baarista iyo  Watashiga Soomaaliyeed –  (CRD), iyada oo kaalmaysanaysa oday-dhaqameedka deegaanada golku ka kooban yahay, wxaa ay ku guuleeysatay in ay gacan ka gaysato xalinta colaado horay uga dhex dhacay dadka ku dahqan deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan, kuwaaso o ay ka mid yihiin, soo afjarida colaadii Maxaas, Wadahaalkii Beeelaha Gaaljacel ee isku hastay deegaano ka mid ah gobolka Hiiraan iyo fududeeynta wadahadalka qabaa’ilka Soomaaliyeed ee isku hastay deegaanada ku dhaw-dhaw Xuduudaha Soomaaliya iyo Itoobiya. (Halkaan ka wada aqriso)

 

Socdaalkii Kowbaad


The peace Caravan is sponsored by the Center for Research and Dialogue-Somalia (CRD), In partnership with Interpeace.