
INAA LILAAHI WA INAA ILEEYI RAAJICUUN
Marxuum Daahir Saciid Xaashi Fiqi
1) Ambasador Maxamed Xuseen Ilkadahab
2) Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
3) C/rixmaan Sheeikh Ciise
7) Jaamac Xirsi Cabdigiir
8) Sahra Dahir Muuse-daad
9) Cali Maxamed Cabdigiir
10) Cali Faarax Cabdille Xoosh
13) Cali-Xaahi Maxamed Aden
16) Cismaan Salaad X. Cabdi (Madaxeey)
17) C/naasir Cali Aden (Joome)
18) Mahad Maxamed Sheikh Xuseen
Waxay tacsi udirayaan awlaadii iyo eheladii uu ka geeriyooday Alle ha naxariistee Marxuum Daahir Saciid Xaashi Fiqi oo ku geeriyooday magaalida Tripoli ee dalka Libya taariidu markii ay ahayd 22/ 03/2007, isagoo da`diisuna ahayd 82 jir, Marxuumku wuxuu ifka kaga tagay 50 qof oo isugu jira wuxuu dhalay iyo waxa sii dhaleen.
INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN