advertisements

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN

Tacsida Marxuum Cabdisalaan Xaaji Aadan

Waxaa shalay oo ay taariikhduna ahayd Mar 04, 2007 ku geeriyooday Magaalada Moqdishu, allaha u naxariistee Marxum Cabdisalaam Xaaji Aadan. Waxaa Geeridiisa la ogeysiinayaa dhamman eheladiisa  meel kasta oo ay joogaan. Waxaan Allaha Weyn ugaga baryeeyna in uu naxariistii janno ka waraabiyo, samir iyo imaana ka siiyo dhammaan eheladiisii  - AAMIIN AAMIIN

Halkaan Riix si aad tacsidaad ugu reebto buugga tacsida.


Tacsida Marxuumad Culumo Faarax
Abukar (Dhuungooye)

Waxaa taariikhduna marka ahayd Mar 01, 2007 ku geeriyooday Magaalada Moqdishu, xaafadda Madiina allaha u naxariistee Marxuumad Culumo Faarax Abuukar (Dhuungooye) . Waxaa Geeridiisa la ogeysiinayaa dhamman eheladiisa  meel kasta oo ay joogaan. Waxaan Allaha Weyn ugaga baryeeyna in uu naxariistii janno ka waraabiyo, samir iyo imaana ka siiyo dhammaan eheladiisii  - AAMIIN AAMIIN

Halkaan Riix si aad tacsidaad ugu reebto buugga tacsida