advertisements

Dr. Ali Mao Aweys MD - Doerpen, Germany


Dr. med. A. Mao-Aweys
Facharzt fuer Allgemeinmedizin
Naturheilverfahren
Ernaehrungsmedizin
Akupunktur


Ali Mao Aweys MD,  waa dhaqtar guud (general medicine) degana waddanka Jarmalka aqoon wanaagsana u leh baarista iyo daaweynta cudurada kala duwan .

Waddanka Jarmalka ayaa ah rugta ugu wanaagsan ee daaweynta loo tago marka la barbar dhigo wadamada kale ee Yurub.

Soomaali badan oo ka kala timid wadamada Yurub iyo qaaradda Ameerika oo caafimaad baaris  u tagtay waddanka Jarmalka (Germany) ayaa ka maqsuuday xirfadda iyo waayaragnimada uu leeyahay Dr. Cali Macow Aweeys

Sawirada hoose mid-mid u riix si aad u weyneystao (Click o to enlarge image)

Hadaba haddii aad dooneyso caafimaad baaris iyo daaweyn, ha moogaan Dr. Cali Macow Aweeys iyo shaqaalihiis oo diyaar kuug ah in si wanaagsan kuu daaweeyaan ama uu kuugu  sii gudbiyaan dhaqaatiir kale oo Jarmal ah (Specialist).

Balan ka sameyso Dr. Cali Macow inta aadan tagin dalka Jarmalka kalan xiriir :

Hauptstrasse 84,
26892 Doerpen, Germany
Tel: 011 4949 638878 (America hadii aad ka waceysid)
Tel: 00 4949 638878 (Europe hadii aad ka waceysid)

Fax: 011 494963-4821
00 494963-4821