Hiiraan Online
Jimci, Agoosto22, 2008
Waxa caasimada dalka
Ciyarahan oo ay isku soo dubarideen hawlwadeena ka hawgala xarunta adega qoysaska somaliyeed ee Ottawa (Somali Centre for Family Services) iyaga oo kaashanaya walidiinta iyo wax garad waqtigooda u huray in ay dhalaanka somaliyeed helaan xiliga xagaaga ee fasaxyada lagu jiro mararoow caafimaad ku dheehan yahay.
Ciyaarahan dhexmaray todobada kooxood ayaa waxa ay bilawdeen aroonimadii August 16 waxa ayna soo gebageboobeen isla fiidnimadii maalintaasi. Ciyaaraha ay isaga hor imanayeen da’ayartan soomaliyeed ayaa waxa loo qeybiyay laba qeybood oo ku saleysan da’dooda. Labadan qeyboodba waxa guulo ka soo hooyay koxihii magaalada
Ciyaarihii kama danbeysta ahaa dabadood waxa halkaa qabanqaabiyeyaashii iyo waalidka ciyaartooyda ay ku gudoonsiiyeen reer
Cayaartooydii reer
Yusuf cabdi oo ka socda xarunta adeegyada qoysaska somaliyeed ee Ottawa ayaa isna halkaa hadal kooban uu ka jeediyay waxa uu ku dhiiri geliyay waalidaka iyo ubadkooda in aanay ka daalin tartamada noocan oo kale ah isla markana ku booriyay goob jogayaashii in tartanka sanadaha soo socda kor loo qado, si dhalaan aad u badan oo Canada ku nooli ay uga faaiideystaan iyaguna ay wax qabadkooda sidaa ku muujiyaan. Taas oo markii danbana si wada jir ha loogu balamay.

