Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, July 27, 2022
Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw lagu dilay guddoomiyahii degmada Marka
Arbaco, Luulyo, 27, 2022 (HOL) - Warar hordhac oo haatan kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka degmada Marka Caddey ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in qaraxaasi uu ku dhintay guddoomiyahii degmada Marka Cabdullaahi Cali Waafoow iyo xubno kale oo ka tirsanaa maamulka degmada Marka, askar iyo dad shacab ahaa.
Qaraxa Ismiidaaminta ayaa la sheegay inuu ahaa mid aad u xoogan oo laga maqlay guud ahaan magaalada Marka, waxaana tirada dhimashada lasoo sheegaya iney kor u dhaaftay 10 ruux, islamarkaana uu dhaawaca intaasi ka badan yahay, sida ay kusoo waramayaan dadka deegaankaasi.
Xaalada magaalada Marka ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana goobta qaraxa uu ka dhacay isku gadaamay ciidamo ka tirsan kuwa amniga magaaladaasi, mana jirto wax war ah oo kasoo baxay saraakiisha amaanka degmada iyo maamulka gobolka Sh/hoose oo ku aadan qaraxa goordhaw gilgilay magaalada Marka Caddey.
Lasoco waxii kusoo kordha wararkan
Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online
[email protected]
Faahfaahin ku saabsan qaraxyo sababay dhimasho oo ka kala dhacay Muqdisho iyo Shabeeladda hoose
7/27/2022 8:39 AM EST
Arbaco, Luulyo, 27, 2022 (HOL) - Ugu yaraan 6 qof ayaa ku geeriyooday, 18 kalena way ku dhaawacmeen Qarax Miino oo maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose.
Gaashaanle Goofgooje "Arinta Ciyaal weero way ka gudubtay oo waxay isku badaleen Gaangistaro"
7/27/2022 5:34 AM EST
Arbaco, Luulyo, 27, 2022 (HOL) - Taliyaha qeybta Booliiska bari ee gobolka Banaadir Gaashaanle Cali Calasow Goofjooge oo Maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhibaatooyinka haatan ka jira qaar ka mid ah degmooyinka Muqdisho ee lagu tilmaamayo Ciyaal weero ay arintu ka gudubtay ayna isku badaleen Gaangistaro.
Madaxweyne Mustafe cagjar " Kooxda Al Shabaab ee soo galay degaanka waxay ahaayeen dad Itoobiyaan ah"
7/27/2022 3:10 AM EST
Arbaco, Luulyo, 27, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe cagjar oo habeenkii xalay ahaa Waraysi kooban siiyay Idaacadda VOA qeybteeda Axmaariga ayaa ka hadlay dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Liyuu Booliska degaanka Soomaalida iyo Ururka Al Shabaab.
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland oo magacaabay wasiiro iyo wasiir ku xigeeno ka tirsan Xukuumadda Jubbaland
7/27/2022 2:18 AM EST
Arbaco, Luulyo, 27, 2022 (HOL) - Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa wareegto kasoo baxday Xafiiska ku magacaabay wasiiro iyo wasiir ku xigeeno ka tirsan Xukuumaddiisa, ayadoo la isku badelay Wasaaraddaha qaar.
Ururka ganacsatada Jaadka Kena oo walaac ka muujiyay in dowladda Soomaaliya ay kordhisay canshuurta Qaadka
7/27/2022 1:58 AM EST
Arbaco, Luulyo, 27, 2022 (HOL) - Ururada ganacsatada Jaadka Miirowga Kenya, ayaa sheegay inay magaalada Muqdisho u dhoofiyeen 38 tan oo ah Jaadka Miirowga, maalmihii isniinta iyo talaadada, todobaadkan.
Somali News
Bomb blasts in Somalia kill at least 20 people
-
HOL
7/27/2022 11:26 AM EST
Mogadishu (HOL) - At least 20 people, including the mayor of Merca town Abdullahi Ali Wafow, were killed in two explosions in the Lower Shabelle region on Wednesday.
Three Kenyan police officers injured in attack near Somali border
-
HOL
7/27/2022 3:29 AM EST
Mogadishu (HOL) - At least three Kenyan police officers were injured on Monday after al Shabaab fighters attacked a security camp in the border region of Mandera.
PM Barre meets with women, business leaders as deadline for cabinet appointment nears
-
HOL
7/27/2022 2:45 AM EST
Mogadishu (HOL) - Somali Prime Minister Hamse Abdi Barre held separate meetings with women and business leaders at Villa Somalia on Tuesday, where they discussed strengthening their role in governance, peace and reconciliation.
Boycotts rock Kenya presidential debate
-
BBC
7/27/2022 2:41 AM EST
Two of Kenya's four presidential candidates made good their threats to skip a televised presidential debate on Tuesday night that was organised by media owners ahead of next month's elections.
Tourism in Lamu grows steadily despite insecurity, Covid-19
-
The Star
7/27/2022 2:38 AM EST
The tourism sector in Lamu county has grown from 50 per cent to 85 per cent in the last two years despite issues of insecurity and Covid-19 challenges.
Italy: 27 persons evacuated from Libyan detention centers
-
InfoMigrants
7/27/2022 2:33 AM EST
Twenty-seven persons who suffered abuse and torture in Libyan detention centers have found shelter in Italy and will have access to specialized medical assistance. The group was evacuated at the end of June with a humanitarian flight from Libya to Italy; approximately half are now hosted in apartments offered by Doctors Without Borders (MSF).
Russian foreign minister arrives in Ethiopia in last leg of Africa tour
-
AA
7/27/2022 2:14 AM EST
Russia’s Foreign Minister Sergey Lavrov arrived in the Ethiopian capital on Tuesday for a two-day visit in the last leg of his 4-nation Africa tour.
Lewiston statehouse candidate could become Maine's first Somali-American legislator
-
Maine Public
7/27/2022 12:46 AM EST
On a humid July evening in Lewiston, Mana Abdi was knocking on doors and handing out campaign flyers.
Why did Al-Shabab attack inside Ethiopia?
-
VOA
7/27/2022 12:39 AM EST
Al-Shabab militants who crossed into eastern Ethiopia last week are still active inside the country despite claims by local officials that the force has been “destroyed,” say officials and security experts.
Soldier executed in Somalia following conviction of double murder of NISA commander and his sister
-
HOL
7/27/2022 12:34 AM EST
Mogadishu (HOL) - A military court in Somalia executed a soldier, Ahmed Abdi Hassan, known as Dhagadhere, on Tuesday after being convicted of murdering Farah Omar Geelle, a NISA regional deputy commander in Galmudug and his sister Hawo Omar Geelle in Abudwaq ten days ago.
Germany places Somali in psychiatric care over knife attack
-
AFP
7/27/2022 12:31 AM EST
A German court on Tuesday committed a Somali man to a psychiatric hospital, after he knifed three people to death in the southern city of Wuerzburg last year.