4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, May 16, 2021
Guddida anshax-marinta iyo xalinta khilafaadka ee koomiishanka doorashooyinka Somaliland oo digniin u diray musharixiinta
 

Axad, May, 16, 2021 (HOL) - Guddida anshax-marinta iyo xalinta khilaafaadka, ee koomiishanka doorashooyinka Somaliland, ayaa digniin u diray qaar kamida musharixiinta, oo ay sheegeen in ay bilaabeen ollole aan wakhtigiisi la gaadhin.

Warmurtiyeed ay guddidu soo saartay, ayaa lagu sheegay in musharaxa olloleeya ka hor mudadda ollolaha uu wajihi doono ciqaab sharci.

Warmurtiyeedka ayaa u dhignaa sidan: -


Abdilahi Abdi Rahman, Hiiraan Online
[email protected]