Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, May 10, 2021
Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay in la fasaxay Qaadka Miirowga
Isniin, May, 10, 2021 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Qaadka Miiroowga aan wali laga qaadin xayiraadii looga mamnuucay Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay hay’adda duulista Rayidka Soomaaliya.
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa ku wargalisay dhammaan shirkaddaha duulimaadyada in aysan dowladdu waxba ka bedelin siyaasadeedii ku aadanayd mamnuucista soo dejinta Qaadka Miirowga.
”Soo qaadista Qaadka Miirowga iyadoo aan rukhsad rasmi ah laga haysan hay’adda SCAA, waxaa loo tixgelin doonaa ficil aan sahlaneyn iyo ku xadgudub hawada Soomaaliya. Sidaas awgeed hay'adda duulista rayidka ee Soomaaliya waxay si adag ula talineysaa dhammaan hawlwadeennada in aysan ku dhaqaaqin soo qaadista Qaadka Miirowga illaa amar dambe laga helo Hay'adda,” ayaa lagu yidhi qoraalka Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya.
Dowladda waxay sheegtay in isfahamka labada dal uu yahay mid ku eg soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed. Waxay sidoo kale sheegtay in ganacsi iyo wax wada qabsi uu ku imaan karo wada xaajood iyo gorgortan ay ka dhalato dheef wadaag u qalanta labada dal.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Madaxweynaha Somaliland oo kulan la qaatay madaxda axsaabta siyaasada, guddida doorashooyinka iyo maxkamada sare
5/10/2021 10:12 AM EST
Isniin, May, 10, 2021 (HOL)- Kulan uu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi la qaatay madaxda mucaaradka, guddida doorashooyinka iyo bahda maxkamada sare ayaa lagu naaqishay sidi doorasho lagu wada niyadsanyahay u dhici lahayd.
Ciidamada badda Mareykanka oo baaraya inuu Soomaaliya ku wajahnaa hubka sharci darro ah oo Shiinaha laga keenay
5/10/2021 7:46 AM EST
Isniin, May, 10, 2021 (HOL) - Ciidamada Badda ee Mareykanka ayaa sheegay inay baarayaan halka laga keenay iyo halka loo waday hub fara badan oo Shiineys ah oo Jimcihii lagala degay doon aan calan laheyn oo mareysay Badda Carbeed.
Wariye Cabdiraxmaan Fantastic oo ka warbixiyay jidh dil loo gaystay
5/10/2021 2:41 AM EST
Isniin, May, 10, 2021 (HOL) - Cabdiraxman Cabdillaahi Maxamuud (Fantastic), oo ah wariye ka hawl gala magaalada Hargaysa, ayaa koox loo malaynayo in ay yihiin sirdoon jidh dil u gaysteen kadib markii uu damcay in uu u gurmado gabadh ka barooranaysay guri ay jaar yihiin, xaafada Masalaha ee Hargaysa.
Taliska Booliiska '' Qaraxii xalay waxaa ku geeriyootay Lix ruux
5/10/2021 2:40 AM EST
Isniin, May, 10, 2021 (HOL) -Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay qaraxii xalay ka dhacay saldhiga degmada Waabari ayaa sheegay in ay ku geeriyoodeen ilaa lix ruux oo ay ka mid ahaayeen labo taliye ciidan.
Ra'isal Wasaare Rooble'' Waa in loo midoobaa dagaalka Al-shabaab
5/10/2021 1:54 AM EST
Isniin, May, 10, 2021 (HOL) -Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay Qaraxii xalay ka dhacay saldhiga degmada Waabari oo ay ku dhinteen saraakiil ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed.
Somali News
How Kenya-Somalia relations were restored
-
The Star
5/10/2021 2:56 AM EST
Somalia restored diplomatic relations with Kenya on Thursday after five months following mediation by Qatar led by Emir Sheikh Tamim Al Thani.
Ethiopia’s crackdown on ethnic Tigrayans snares thousands
-
Reuters
5/10/2021 1:15 AM EST
Police arrested Tigrayan street trader Nigusu Mahari last year as he strolled along the traffic-clogged streets of Ethiopia’s capital Addis Ababa. He says he was speaking on the phone in the language of his homeland, a distant region in the north.
Somali Police Officers Killed in Bombing
-
VOA
5/10/2021 12:35 AM EST
Five police officers are among at least six people killed Sunday evening in a suicide bombing in Mogadishu, witnesses and officials said.
UN says heavy rains kill at least 25 over past week in Somalia
-
Xinhua
5/10/2021 12:30 AM EST
MOGADISHU, May 9 (Xinhua) -- At least 25 people have been killed in the past seven days due to heavy rains pounding several parts of Somalia, the United Nations humanitarian agency said in a statement on Sunday.
PBS American Portrait: Juweria Dahir
-
Npr
5/10/2021 12:26 AM EST
As part of the PBS American Portrait Series, WNED PBS is taking some of the stories from the Making Buffalo Home project and both preparing them for a national audience while featuring them on WBFO. You can hear the segments every Monday morning for the next several weeks.